Dhalinta baha waynta birjeex

Dhalinta baha waynta birjeex

Share

21/12/2021
15/07/2020

`Waxaa La wariyay `Nin Qowsaar ahaa ayaa Arigiisii ku raacay beer Shirmo ah Oo Silig ku Wareegsan yahay Si Eeysan Uga bixin Albaabka ayuu U soo xiray Waa Uuna Ka tagay.

`Waxaa U timid Arigii Meesha Ku Xareeysnaa " yeey` faro badan Oo gaajeysan Waxeey Arkeen Albaabka Ariga Ku Mooreysan yahay Oo gabi ahaanba Wada Xiran.

Xeelad Kasto Oo Ay Adeegsan Kareen Waa ay Isku dayeen Sidii ay Ku gaari lahaayeen ,
, Ugu dambeeyn Waa Ay Ka Quusteen arigiina Meeshiisii Ayuu Ku jiraa.

Markii Uu Xaalka Ku Adkaaday Waxeey Maleegeen Shirqool Eey ku dalbanayaan in Ariga Xuriyadiisa dib loogu soo celiyo Oo halkaa laga soo Saaro Madama Xurriyaraddii ay lahaayeen Laga qaaday.!!

`Isla Daqiiqadaa` Yeeydii ` waxeey isku af garteen in aan Waddo Kale Oo Aan Mudaaharaad aheeyn Eeysan u furneen , banaanbax ayeey ku baaqeen Yeeydii dhaman Banaan baxaas Waxaa Xurriyad loogu Raadinayaa Ariga Meesha lagu Xareeyay.

`Yeeydii Waxeey Dhigeen Mudaahaaradyo Waa Ween Oo eey ku soo Wareegayaan Xerada ay ariga ku xareysnayen.

`Arigii Markuu Uu arkay yeeydii` Oo banaanbax iyaga dartood U Sameeyneyso Si eey Xuriyadooda Maqan U Helaan iyagana Dareenkodii ayaa kacay.

Weey ku Soo biireen banaan baxaa Weeyn Ee Ayaga Xuriyadooda lagu dalbanayo
Waxeey iyagana bilaabeen darbiyada Xerada in Eey geesahooda ku jijibiyaan ilaa Markii dambe Meel eey ka baxaan heleen.
Dhamaan Weey soo Wada baxeen Wixii Ari ahaa Ee Meeshaa Ku jiray iyagoo xur ah.😥

`Waxeey u baxsadeen dhankaa iyo Dhulka Saxahara Ayagoo gadaashooda Eey daba Rucleynayaan `Yeeydii` badneed. Ee Dooneysay Mar Un ineey banaanka Ku helan.

Ninkii qowsaarka ahaane isagane Uu daba Cararayo marna ka daba qeeylinayo
Mar ul' ka daba tuurayo ha sheegin Ugu dambeeyn Waa Uu ka soo laabtay.

Yeeydii` Arigii Waxeey geesateen
Dhul bah gooya ah Oo wax ka celin karo Eeysan jirin.

Habeen Madow ayeey Unoqotay arigii xuriyada Helay "yeeydana` Waxeey u tahay habeen dharag dhacsi iyo baashaal. Cunto faresh ah.

`Maalintii Xigtay Ninkii Qowsaarka ahaa markuu yimid dhulkii Saxaraha ahaa Ee ariga Xuriyadooda ku heleen. Uguma imaan waxaan ka ahay hilbo cad, cad Meel U yaalo iyo lafo la jajabiyay Lafo iyo maqaar is dhaxyaalo.dhiig badan.

"《Xikmada aan Qisadan ka leeyahay.》

`Yeeydu Waa Reer galbeedka gaalada ah Oo Dumarkeennii Muslimiinta ahaa Oranaya Xuriyad Waa inaad Heshaan.
Oo banaanka U soo baxdaan.

Ujeedkooda Ugu Weyn Waxeey tahay in eey Xijaabkooda dhigaan guryaha ka soo baxaan
isla markaa dhigaan banaanbax Eey ku dalbanayaan Xuriyad Ay Sheegen in Uu isamka ka qaaday.!

`Hadafkooda ma ahan Xuriyad Ee waxeey doonayaan iyaga in eey dantoda ka gaaraan Taaso aha in Berri Ka Maalin Meel Cidlaha kaga tagaan Qiyamahane Ciqaab Rabbi.
Waa Xaalka Aan maanta ku jirno

`Allaah Waxaan Weeydiisaneynaa in uu Xaalkeena hagaajiyo Aamiin.

Waa codsi ma aha amar Hadduu ku soo gaaro kheyrkaan Allaah dartiis u Share garee.

28/02/2020

Jumca Mina wara

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burcosera?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Burcosera

Opening Hours

09:00 - 17:00