27/09/2022
Friend match.
Marka h**e alle ayaa mahad oo dhan u sugnatay
Waxanu galabta ciyarnay kulankayagi kowaad fasax badan kadib
Kulan saxiibtimo ayaan la ciyarnay manta dhigayaga FC S Y L football Club
Kaas oo kusoo dhamaday natiijo 1-1
Abdilahi Marcoz⚽️
Abdilahi coofey⚽️
Ciyaar wanaag ayaad soo bandhigteen dhamaantinba laydinma modeyn kuwa fasax kala jiray mudo badan waxaad u muqateyn kuwo isla jaanqadaya si kuwo bilooyin isla ciyarayay
Next guul ayaan inoo rajeynaya❤️
25/09/2022
Xasuustu ma guurto
Sawiradan wa kuwo la qaday wakhtiyo kal duwan ❤️
Waan uga mahad celinayna player walba oo soo matalay maliyadan una dagamalay
Playerka soo maray naadiga anan nasiib u yelan in uu sawir xasuusa ka reebto naadiga isagana u mahadsan yahay
Kuwa ku haminaya iyaga in ay garankan xidhan waan idin sugeyna idinkuna❤️
Ma ku dhex jirta sawiradan
Hadii aad ka garatif qof soo mention gare tus in uu halkan tagere ku leyahay meshu rabo ha joogo hada❤️🙏
11/09/2022
Booska Dambeedka bidix / left back
Tartanka ciyartoyda kooxda
New star football club
Tageere wa no muhim codkaagu
YAAD:: SAFKA KOWAAD U DOORAN LAHEYD LABADAN CIYAARTOY
⏩carafaat❤️
⏩marcelo😮
Ciyartoygii lagu arko isaga oo isticmalaya fake like wa laga saari doona tartanka dhibacahana wa laga qadaya
Qofka react badan isla postigan comment giisa ayaan ku bixin doona🙏
Pageka like saar siina share garee si aad ula socotid warbixnada naadiga iyo kuwa ciyaartowga
20/08/2022
Booska gool haye/boorte
Tartanka ciyartoyda kooxda
New star football club
Tageere wa no muhim codkaagu
YAAD:: SAFKA KOWAAD U DOORAN LAHEYD LABADAN CIYAARTOY
⏩Siyaad❤️
⏩Abdi jawte 😮
Ciyartoygii lagu arko isaga oo isticmalaya fake like wa laga saari doona tartanka dhibacahana wa laga qadaya
Qofka react badan isla postigan comment giisa ayaan ku bixin doona🙏
Pageka like saar siina share garee si aad ula socotid warbixnada naadiga iyo kuwa ciyaartowga
19/08/2022
Kooxda kubada Cagta Ee New star football club
Waxa Ay Hambalyo U diraysaa Dhamaan Ardayda Ka Qalin Jabisay gateway secondry school
Kooxdu Waxa Ay kaloo Hampalyo Udiraysaa Midkamida Tiirarka Teamku Ku taagan Yahay Oo Isna Ka Qalin Jabinaya gateway secondry school Kaas Oo Ah captain Cabdiladiif Esmaciil Jaamac
Captain Waxaanu Kuleenahay Anagoo Isku duuban Hadaytahay
Pleyaro
Maamulka Kooxda
Tageraysha naadig
Hampalyo Hampalyo captain Alle Hakugu Anfaco aqoontaad Baratay 🙏🙏
12/08/2022
Wareega kowaad
Tartanka ciyartoyda kooxda
Tageere wa no muhim codkaagu
Yaad safkab kowad u doratay labadan ciyartoy
Abdikhalaq xaydh 😮
Mohamed nuur❤️
Ciyartoygii lagu arko isaga oo isticmalaya fake like wa laga saari doona tartanka dhibacahana wa laga qadaya
Qofka react badan isla postigan comment giisa ayaan ku bixin doona❤️
Pageka like saar siina share garee si aad ula socotid warbixnada naadiga iyo kuwa ciyaartowga
05/08/2022
Jimco Wanaagsan Dhamaan Muslimiinta Meel Kasto aduunka Ka Joogtaan🙏
.
29/07/2022
New star football club
Waxaanu bilaabi doona tartan ka dhaxeya playerad naadiga ee isku booska ah oo anu kala xulan doona playerka loo codeyo wuxuu kamid noqon doona safki ugu wacan nadiga
the best line up in new star footbal club🏆
Hadaba ciyaartowga aad tageertid u muujis tageeronimadaada adiga oo ugu codeynaya
❤️😲 labadaas stickers
Waxaan Kalo oo aan ku Dari doona macalinka ugu wacan teamka
Tartanku waxa uu bilaaban doona habeen taladadu soo galeyso ama 01/08/2022
Sacadu marka ay tahay 19:30pm Habenimo❤️
Si aad aad ula socotid warbixinada naadiga iyo kuwa ciyratowga nagu soo biir oo na dhiiri gali
Follow iyo like nasoo dheh ✊
26/07/2022
Kooxdu Waxa Ay kaloo Hampalyo Udiraysaa ciyaartoy kamida Tiirarka Teamku Ku taagan Yahay Oo iyaguna Ka Qalin Jabinaya Jaamacada Bariga Africa kuwas Oo kala ah
ApDurahim Deck Hussein 👨🎓
Apdul Majiid Deik Xussein 👨🎓
Abdurahim iyo abdimajiid waxey kamid yihiin dadka tirada yar ee isku waday kubada iyo waxbarashada ilaa ay soo afmereyn herka kowaad ee jamacada
Ciyartoyda Waxaanu lenahay Anagoo Isku duuban Hadaytahay
Playero Maamulka Kooxda Bahwaynta kale ee new star football club
Hampalyo Hampalyo captain Alle Hakugu Anfaco Aqaantaad Baratay 🙏🙏
20/07/2022
Hampalyo hampalyo SiYaad.mahamed.cali. 💎
Anaga oo isku duban team ahaan maamul iyo ciyartoyba waxaan kugu hampalyenayna koobka aad la qaday ama aad uso hoysay degmadada waxan rajeynay in aan kuwa badan la qaadi dontid
Waxaad tahay mid aan dhiniciisa aan la dhigi karin goalna si fudud uga dhashan karin
Qof kasta wuu garanaya waxa aad aad tahay ❤️❤️
Diamond 💎usoo baxay naadiga iyo dhamaan gobolka baad tahay❤️👑
19/07/2022
Mid kamida playerada naadiga
Ahna da.yarti kasoo qalin jabiysay nadiga
Cabdiladiif Esmaciil Jaamac ( AGuero 5 )
Wax uu ku jira wakhtigisi ugu wacna kubad cagta waxan ku rajeynayna anago isku dubay horumar fican zxp
13/07/2022
Wllken Mahad Asad Ismail Alle Haku SiiDaaYo
CadowGa Aad GacaNta ugu jirto
AnaGoo iskU DuuBan Macalimiin iYo SpOrTba Waxnu Halkan UGu DuceYnaan wllken Mahad asad Family giina QaLbiga uQaboojiyo
Ay ugu Horeyso Moma jamiiLa iyo Aabe iyo dhamaantodba Alle HamiGaaGana Hakuu RuMeeYo waxaaD TaGaY xilli Xun MaGan Alle AHow cadowgane alle hakaa sii daayo walalkayow😰🤲.
AYNu uDuCaYno Wllken👏😭🤲🤲