GS

GS

Share

Waxad page kan kala so coneysan xaaldaha sportska gobolka iyo wixii war bixin ah oo ku saabsan . Gedo sports

07/04/2024

Halka aadse ka nugu shahay kol hadeey haleelaan. Abidkii nin hiil biday dumar hadh uma jiidaan.

27/03/2024

Nafyahay hasaluugin waayaha .
hana usuul dhabaaleyn waxaan saadir kuu qorin.
sadkaad dunida kuleedahay cidna lama siinayee garo.
Saacadaha ordaayaa calafkaada sidee haka quusanee sugo soodhawee ayaamaha.

Sidaan inaad ahaatiyo inaad sii wacnataa wayahaa kala saari doonee samir oo kasii soco dadaalkaada sii badi.

24/03/2024

Walalkey cabdulahi range cibar geerida ku timid wa mid an aad oga naxay markii aan maqlay . allaha kunaxariisto walal kitabkada midigta kasiiyo qabrigana ku waasiciyo aamin. Waxan tacsi udirayaa lana qaybsanayaa xanuunka walashey Daruura aadan iyo dhamaan reer aadan wacle reer cibaar ilmihiisa iyo dumashideen ehel iyo asxaab dhamanteen allaha samir iyo iimaan naga siiyo walalken cabdulahi raagi cibaar anagana gadaashii alle nama fidneeyo.

19/03/2024

Ina lilaahi wa inaa ileyhi rajicuun. Naf walba way dhimaneysaa allaha u naxariisto abtigey Cisman axmed shakuul bare ( xaashaawe) oo ku geriyooday manta degmada balad xaawo. Waxan tacsi u diyaa dhamaan rer xaashawe walaal iyo walidkeyba iyo dhamaan rer bare samir iyo iiman allaha nagasiiyo abti qabrigana uwaasiciyo kitabkiisa midigta allaha kasiiyo . Amiin

24/01/2024

🎖Hirshabeele🎖

🏆

14/01/2023

Ciyaarta caawa waxay kuso idlatay natiijada hoos ku xusan 👇

12/01/2023

Ciyaarta haben dambe waxay dhexmari dontaa labada ee kala ah 👇

12/01/2023

Ciyaartii caawa dhacday ee LEAGUE Odayaasha ee ka socda SYL STADIUM waxa kala watay labada koox macalin Abdullahi Cabka GALAD SHOP iyo dhigiisa macalin iyo player abdiraxman abdille ASAL ALUMINIUM milkiilayasha labada naadi ayaa kala ah abdirisaq bulxan iyo GALAD JARMANI natiijada ciyarta👇

07/01/2023

Waxa habeenka Talaadada ama salaasada bilaban doona Tartanka odayasha waxan idinla wadageynaa isku aadka kooxaha. Waxa kaloo asna bilabanaya Tartanka dhalinyarada Isla weekgan haduu eebe idmo wali waxaa socdo isdiiwan galinta kooxaha hadii aad kamid tahay mucaashaqiinta kubadda cagta ciyaara aadna xiiseyneyso inad kaso dhex muuqato Tartanka SYL STADIUM LEAGUE waxad heysataa waqti ee kaso qayb galan inta aan lagarin waqtiga loogu talagalay inu xirmo qabashada isdiiwan galinta.

Waxad kala so xiriiri kartaa madaxa Guddiga diiwan galinta kooxaha ee SYL STADIUM LEAGUE.
Macalin cabka tell no: 0618825050 / 0629999998/
whatsup/ telegram number +254 721 848959

11/09/2022

Ciyaarta GROUP B Tariikhda 12/09/22
Waxa wada kulmi doona labada koox ee hoos ku xusan daawasho wacan

Photos from GS's post 11/09/2022

Ciyartii xalay dhexmartay labada koox ee hoos ku xusan waxay ku dhamatay 0 iyo 0
Natijada dib udhacdayna waxa kenay cilad xaga Guddiga ah wana idinka rali galuneynaa

09/09/2022

aawa wuxu kulan adag dhexmari donaa labada koox oo hoos ku xusan BARAKAAT MALL oo 3 dhibcood wadata iyo ANAAM SHOP oo kulankeedii ugu horeyay laga sobadiyay oo caawa doneysa iney qaadato dhibceheedii ugu horeyay halka ay BARAKAAT MALL rabto iney hogaanka GROUP A kula looltanto GEDO ELECTRONIC oo ayada hogaanka GROUP A haysa oo ay kaso badisay kulankeedii kobaad ANAAM SHOP kulankii labadna ay kadabisay MUUQ BILE wa ino kulanka caawa iyo daawasho wacan

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Buulo Xaawiyow?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Dhabad
Buulo Xaawiyow