Boore Stadium

Boore Stadium

Share

Garoonka Kubada Cagta Boore Fadlan Like Saar Garoonka Ciyaaraha Degmada Balad-Xaawo garoonka

12/07/2024

Muuqa Sare Ee Garoonka Boore Stadium

28/12/2023

Kooxda Hormuud United Ayaa Saaka Tababar Aan Caadi Aheyn Ku Sameysay Garoonka Boore Stadium

25/12/2023

Kulanka galabta oo ah kulan xasaasi ah waxaa wada dheeli doona insha Alaah Kooxaha kala ah
ELMAN FOOTBALL CLUB iyo Hormuud United

Sadaalinta waa ay furantahay.
Folow pageka
Like saar postiga
Comment wining team with goals.

25/08/2022

War Dag Dag: Isku aadka Champions League oo lasoo saaray.

Kooxdaada Guruubkee ku jirtaa ?

10/04/2022

Magaladee ka daawaneeysaa Kulanka Weyn ee Man City Vs Liverpool ?

06/03/2022

Saadaali Oo ku Guuleyso $30 kulanka Adag Ee U Dhaxeeya Kooxaha Kala Ah Manchester City Iyo Manchester United.

Sharuuddaha:-
1. Like Saar Page-ka
2. Share-Garee Postigan
3. Saadaalintu Waxey Ku Egtahay Markey Bilaabanto Ciyaarta.
F.g: Hadii Aadan Shuruudaha Buuxin, Qofka Buuxiya Ee Kaa Dambeeya Baa Abaalmarinta Heli Doona.

Nasiib Wacan.

30/01/2022

Daawasha Wacan ✅

02/01/2021

Bismillah ☝️

BARITOOLA OO AXAD AH AWAY GAME I A

REAL STAR VS HORMUUD UNITED

GAROONKA REAL STAR

SAACADA 4:35 INSHA ALLAH

DHALANYARO WAQTIGA HALA ILAALIYO

INSHA ALLAH DAAWASHO WACAN

THE TEAM

09/12/2020

Neymar Jr ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee laba koox oo kala duwan u dhaliyay 20 gool taariikhda Champions League

25/11/2020

Halyaygii kubadda cagta adduunka Diego Maradona, ayaa geeriyooday kadib markii uu wadnuhu istaagay. Daily Sabah ayaa ku waramaysa in Lixdan jirkan reer Argentina uu ku dhintay gurigiisa goordhoweyd.

Dhowaan ayuunma kasoo baxay Cisbitaal markaas oo uu maray qalliin xinjirowga maskaxda ah.

17/11/2020

Natiijada Kulanka Kooxda Shaleeto Dheeshay oo aan Lasoo Bandhigin Ayaa Kusoo idlaaday

QANSAX 0 HORMUUD 0

MAN OFTHE MATCH ✅

INSHA ALLAH KULAMADA KOOXDU DHEELEYSO ISHA KUHAAY

HALKAANA KALA SOCO

THE TEAM

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Buulo Xaawiyow?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Garoonka Boore
Buulo Xaawiyow
1432