10/03/2026
Qaar Kamid Ah Ciyartoyda Waweynka Aya Ku Guleystay Tartanki Ka Socday Garoonka Salaxa Royal
Nastex Walcott Ayaa Qaatay Bilada Ciyaryahanki Tartanka Ogu Fiicnaa
Macalinki Tartanka Ogu Wanagsana Wxa Noqday Jamo
Ha Ilobina Legemada Weyn Baariga Iyo Yaska in Safkan Hogamiyeyayl Ka Wada Ahayen
Dhamaan Ciyartoyda Guleysatay Waxaan Lenahy Wa Idinku Faraxsanhy Koobkana Qaanada Ayad Kuso Rideen Wana Ku Mahadsanthiin Guys
26/02/2026
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO Dhalasho WACAN
Waxaan Halkaani Hambalyo Dhalasho Farxad Leh Uga Dirayaanaa Walaalkanaga Saed Mahamud Mayow iyo Dumaashi Zamzam Abdi Osman Oo Uu Wiil Ugu Dhashay Caawo Oo Ay Taariikhdu Tahay 26/02/2026 Inagoo Ku Jirno Bisha Barakeysan Ee Ramadan Wiilka Cusub Ee Reerka Kusoo Biiray Kuna Dhashay Gobolka Gedo Gaar Ahaan Degmada Beledxaawo Raaso 👏👏
Waxaan Leenahay Adeer Soo Bar Baar Oo Noqo Kii Diintiisa Dadkiisa iyo Dalkiisa Anfaco INSHA ALLAH Aaamiin Aaamiin Aaamiin🤲🤲
Hilmaam Hadal Kuma Jiree Igaarka Waxaa Loo Baxshay Abdullahi Saciid Mohamud Mayow Waxaana Lagu Samiyay Legend Striker Baariga
Taloow Maadaamaa Baariga Lagu Samiyay Ma Taageero Arsenal Ayuu Noqon Doonaa Misa Aabihii Ayuu Raaci Doonaa Oo Chelsea Ayuu Noqon Doonaa
Kolba Markuu Dhalanayay Cida Hogaanka Hayso Haku Biiro 🤣
17/02/2026
Ciyaarti Galabta Garonka Empire Aya Kuso Idlaatay Bar Bar Dhac Min Hal Goal Ah
Goalka Koxda Waxa U Saxiixay Super Joker Mane
Dhamaan Mamul, Ciyartoy Ilaa Taagere Waxaan Ramadhan Mubaarak Lenahay Umada Islaamka Mel Kasto Dunida Ka Kala Joogaan
Ramadhan Mubaarak❤️
17/02/2026
CIYAARTA GALABTA INSHALLAH
VS QANSAX FC
GAROONKA EMPIRE
DHAMAANTEN CAAFIMAD IYO BADQAB ALLAHA NAGU GAARSIIYO RAMADHAANKA NOGUNA DHAMEYO I.a
30/01/2026
Big Game ⚽️🤝
Hormuud United Vs Bocbooc Starz
Boore stadium ✅
6 hour’s And 20 minutes to Go ✅
26/01/2026
BISMILLAH…
Tomorrow matchday ✅
golden fc 🆚 Hormuud United
🏟 Halgan stadium
🗒️ 26/01/2026
⏰ 16:40 Pm
🏆 Friendly Match
Waaweynka ⚽️💪
22/01/2026
Bismillahi,
Ciyaarta Barito Inshaallah
Xananley fc Vs Hormuud United
Garoonka Wembley
DE CHAMPIONS WAAWEYNKA ⚽️💪
Taagereyashena Qiimaha Badan Waxan Leenahy Soo Wada Baxa Inshaallah
21/01/2026
FT At real star stadium
Darawish 0 vs Hormuud united 1
Goal scorer - Striker Nasri ⚽️💪
Assist By Abdirahman Manka ⚽️🤝
MOTM Zakie Onana
Waaweynka Champions 🏆
No
Captain Feisal
Macalin yaska
Barigaa
Najib Heer Gobal
Wataa
Osman Gavi
Striker Cade
Aj
Sadam Rodrigo
Tawakal
No problem 🤷♂️
Dhamaan Taagereyashena Sharafta Leh Waxaan Lenahy Mahadsanidiin Sida Noo Garab Taagantahiin Marwalbo ⚽️🙏
20/01/2026
WEEKEND TRIP TO REAL STADIUM
DARAWISH FC 🆚 HORMUUD UNITED
Wednesday 21 January 2026
4:45 PM INSHALLAH
DHAMAAN TAGEREYASHENA WAXAAN LENAHY WAN IDIN JECELNAHY SOO WADA BAXA I.A❤️🫡
MACALIMU UULOW WE MISSED YOU
16/01/2026
Full Time :: DRAW At Dhabad Stadium
Dhabad fc 1 ~ 1 Hormuud United
Penalty - Captain Keyoow Thaigo ⚽️
MOTM Super Mane ❤️💪
16/01/2026
BREAKING!!
Kooxda Aya so Saxiixatay Ciyaryahan Da’a Yar
Haggio Hariidka Oo Ka Ciyaara Daafaca dhaxa
Macalin Liban Mohamed Hajji Matan Iyo Saxiix cusub
Kuso Dhawoow Family Waaweynka ❤️⚽️🙏
15/01/2026
Bismillahi
Muda Badan Kadib Iskuso Noqod Wanaagsan Dhamaan Waaweynka Mel Kastod Kala Jogtaan
Barito Waxaan Marti u nahey Kooxda Dhabad Fc
Inshallah
Dhamaan Taagereyashena Waxan Lenahy Soo Wada Baxa inshallah ❤️🏆⚽️💪
Dhabad Fc Vs Hormuud United
Garonka Dhabad ⚽️🙏