Fc Dalsan

Website

Fc Dalsan Welcome page team Dalsan fc 🏆🏆🏆🏆🏆


team Dalsan ka dhisan Dagmada buloburte xafada October

Big game final FC Dalsan iyo FC midnimo🏅🏆Inshallh guul ayaan rajeynaynaa ☝️
10/09/2026

Big game final FC Dalsan iyo FC midnimo🏅🏆

Inshallh guul ayaan rajeynaynaa ☝️

30/08/2026

Alx win

Next match guul inshallh☝️🔥🏟

Like👍 flow ➡️ coment 💬 share 🔃

AMIIN ALVAARO

🔥 BIG GAME! ⚽️FC Dalsan 🆚 FC HorseedKulanka weyn ee maanta—xamaasad, tartan iyo kubbad qurux badan!Time: 4:00pmStadium 🏟...
30/08/2026

🔥 BIG GAME! ⚽️

FC Dalsan 🆚 FC Horseed
Kulanka weyn ee maanta—xamaasad, tartan iyo kubbad qurux badan!

Time: 4:00pm

Stadium 🏟 = suqa xolaha

🎉 Hambalyo ! 🎉Hambalyo ardayda ku guuleysatay imtixaanka Dugsiga Sare, gaar ahaan ardayda Team Dalsan . 👏🏽🎓Guushiinnu wa...
15/08/2026

🎉 Hambalyo ! 🎉

Hambalyo ardayda ku guuleysatay imtixaanka Dugsiga Sare, gaar ahaan ardayda Team Dalsan . 👏🏽🎓

Guushiinnu waa guusha Team Dalsan oo dhan. Waxaan idiin rajaynaynaa guulo iyo horumar badan mustaqbalka. ❤️🏆

Hambalyo mar kale, sxbyal ! 🌟

FC DALSAN 2026 👀🏆🏆🏆🏆🏆New season Dalsan 2026 Wadajir ayaan u soconnaa, guul ayaanna gaareynaa I.a 📸 Àpdiraĥmàaṅ Ĥurie Àdd...
19/06/2026

FC DALSAN 2026 👀🏆🏆🏆🏆🏆

New season Dalsan 2026 Wadajir ayaan u soconnaa, guul ayaanna gaareynaa I.a

📸 Àpdiraĥmàaṅ Ĥurie Àddoẅ

Manta ay tariikhdu tahay 14 Jun 2026 waxaan dib ufurmay Dalan league Labada team 《team Qansaxle vs team warta 》oo ay kab...
14/06/2026

Manta ay tariikhdu tahay 14 Jun 2026 waxaan dib ufurmay Dalan league

Labada team 《team Qansaxle vs team warta 》oo ay kabtan u kala yihiin Cabtan bogba Team Qansaxle vs cabtan LiiLi Team warta league waxuu socdo ilaa 30 dhibcood. 💪⚽

Kulankii galabta

Team Qansaxle 1-2 team warta

Points

Team warta 3
Team Qansaxle 0

📸 Àpdiraĥmàaṅ Ĥurie Àddoẅ

🕋 Ciid Mubaarak dhammaan muslimiinta!🌙✨Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan iyo cibaadada maalmahan barakeysan. 🤲🕋☪️🕌Wa...
26/05/2026

🕋 Ciid Mubaarak dhammaan muslimiinta!🌙✨

Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan iyo cibaadada maalmahan barakeysan. 🤲🕋☪️🕌

Waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa dhammaan xaajiyiinta gudanaya waajibaadka Xajka. Allaha ka aqbalo Xajkooda, caafimaad iyo nabadna ku soo gaarsiiyo. 🕋✨

Waxaan idiin rajeynaynaa farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo joogto ah. Ciiddaan ciiddeeda bashbash iyo reynreyn . ❤️🐐


____ EidMubarak🕋🕌☪️ ____

Fc Dalsan Match yesterday ⚽️🥅Flow ➡️ like 👍 share 🔃 coment 💬📸 Àpdiraĥmàaṅ Ĥurie Àddoẅ
15/05/2026

Fc Dalsan Match yesterday ⚽️🥅

Flow ➡️ like 👍 share 🔃 coment 💬

📸 Àpdiraĥmàaṅ Ĥurie Àddoẅ

04/05/2026

Best player ⚽️

Like 👍 coment 💬 share 🔃 flow ➡️

Player name Muscab Cabdirahmaan Ali

02/05/2026

Fc Dalsan ⚽️ ✊️

Like 👍 coment 💬 share 🔃 flow ➡️

choach AMIIN ALVAARO

Address

Xafada October
Buulobarde

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fc Dalsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category