Wxaaa Glbta noosoo idlaaday Tartanka Ramadaan cup kaas oo final wada imaadeen Team AC MILAN IYO TEAM TANAAD WXAANA CHANPIONS NOQDY TEAM TANAAD HAMPLYO AYAAN LEENAHY LIKE SHARE MHDSANIDIIN
HAGAR Stadium Football
HAGAR
24/03/2025
Teamkan oo ku ciyaarayay mgca salaam iyo
Ayaa Iska xaadiriyay Afar dhamaadka Tartanka
Wxeeyna fooda isdaridoonaan Team AC Milan
Yaad urajeeynee inoow kuguuleysto Tartanka
Ramadaan cup Ee kasocdo Garonka Hagar stadium
20/03/2025
WXAA HEER FIICAN NOO MARAYO TARTANKA
RAMADAAN CUP CIYAAR ADAG OO GLBTA U
DHAXEEYSAY LBO TEAM OO KUKALA CIYAARAYAY
AC MILAN IYO PSG WXAA 8-3 KU adkaty AC MILAN
WXAA GALABTA NOSOO IDLAADAY TARTAN XIISO
BADAN OO MAALMAHAAN NOOGA SOCDAY
GAROONKA YAAQSHIID EE XFDA WADAJIR KAAS
OO UDHAXEEYAY 3 TEAM OO KUKALA CIYAARAYAY
MGCYADA JUVENTUS INTER AC WXAANA KU
GULEEYSTY TEAMKA INTER MILAN HAMPLO🎉🎊
Dhalinyarada caanka ah social media oo Dalxiis
Ku joogo D/bulaburte ayaa kulan soodhaweeyn ah
Wxaa loogu sameeyay garoonka Hagar stadium 🏟️
Daawasho wcn
WXAA GLBTA AFKA CIIDA LOODARAY TEAM MXMED
CABDULLHI WXAANA 3-0 UGA ADKAADAY TEAM
CABDI FITEEX XUSEIN BARRE ⚽️⚽️⚽️
Bahdii ciyaaraha ee wadajir bulaburte hiraan somalia
20/09/2024
Baashi Ciise abdikariin hagar xaajiga wxii idinku
Dhacay Dinbi dhaaf allha idiinka dhigo isasoo
AdkeeeYa Ashraf wxbo ugumataaliine ⚽️⚽️⚽️
Kulan adag oo udhaxeyay Team cabdigeedi iyo
Team bishaar culeys CiYaar adag kadib 2-0 ku
AdkaadaY cabdigeedi Next Yaad jeceshahy
21/08/2024
Ciyaar CiYaar dhaafty ayaa kadhacdy xly 9:00
Isjiijiid dheer kadib sxpadeeY Sadaam Abdi Iidoow wasiir 1-0 iiga badiyeen Waa inookulankle Yaasir Halane sigooni ah uxisaabtameeynaa adi hh
DhameeYso ciyaartaan walee wxbaa kadhacay abdi
Geedi cwo comeback Lagu sameeyay 4 inlagasoo
Laabty 1 loodhiibay wxoow ahaa kulan lbda dhinac
Taageeroyaal farabadan Kala Taageerayeen
Camera 📸 Zakarie Ali Raage
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Wadajir
Buulobarde