OGAYSIIS, OGAYSIIS, OGAYSIIS
Dhammaan Kooxaha ka dhisan Degmada BuurHakaba waxaa la ogaysiinaaya inay bilaabatay is diwaan geliyaan koobka Hakaba Championw oo mar dhow furmi doonno.
Haddaba is diiwaan gelintu way socotaa laga bilaabo Taariikh 26 September, 2024 waxayna ku egtahay 4 October 2024.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Guddoomiyaha Sports ee Degmada Buur Hakaba
Guddoomiye Maxamuud Adan Abdirahman
Tell: 0615221853
Xiriirka Kubadda Cagta Degmada BuurHakaba
Uniting Passion, Power, and Purpose in Every Play.
08/09/2024
Sawirada kulankii finallka tartanka kubada Cagta xafadaha Degmada Buur Hakaba oo manti lagu soo gabgabeyay Degmada Buur Hakaba
VS
08/09/2024
Full time: Cayaartii xiisaha badnayd ee finalka ahayd ee u dhaxaysay labada Xaafadood ee Howlwadaag iyo WAABERI ayaa ku soo idlaatay 2 io 1
Waaberi 2-1-Howlwadaag.
07/09/2024
WARGALIN
Dhaman Baxda Sport'ska Degmada BUUR HAKABA
lyo Mucashaqiinta Sportska Waxa La
ogeysiineya In Malinta axada ah Tarikhdu
na Tahay 8/9/2024. In La Ciyaari Dono
Finalka Xiisaha Badna tartanka kubada Cagta xafadaha Degmada Buur Hakaba
BUUR HAKABA BULSHO CUP 2024
VS
HAKABA STADIUM 🏟 TIME 4;00PM ⏲️
Insha allah
04/09/2024
Kulinkii wabari iyo suqa xolaha
03/09/2024
Full time: Cayaartii u dhaxaysay Waaberi io Suuqa xoolaha ayaa ku soo idlaatay 1 iyo 1. Waxaanna gool ku laad 5 io 4 kaga badiyay waaberi
Waaberi 1(p5)-1(p4) Suuqa xoolaha.
02/09/2024
Tartanka xaafadaha Degmada Buurhakaba ee bulsho cup berri oo talado ah waxaa foodda is dari doonno xaafadaha Wabari iyo suuqa xolaha
Saadaali haddaba yaad is leedahay guusha way raaci Doonta.
01/09/2024
Full time: Cayaartii Semi finalka ahayd ee u dhaxaysay Xaafadaha Howlwadaag iyo Washington ayaa ku soo idlaatay 3 iyo. Waxaanna sidaa finalka ugu gudbtay Xaafadda Howlwadaag.
Howlwadaag 3-0 Washington.
31/08/2024
Tartanka xaafadaha Degmada Buurhakaba ee bulsho cup berri oo axad ah waxaa foodda is dari doonno xaafadaha Washidon iyo Howlwadaag
Saadaali haddaba yaad is leedahay guusha way raaci Doonta.
30/08/2024
Sawirro: Part two, Kulankii u dhaxeeyay Xaafadaha Daarusalaam iyo Waaberi.
30/08/2024
Isku aadka wareegga semi-finalka ee koobka bulsho Cup ayaa la sameeyay.
Howlwadaag VS Washington
Waaberi VS Suuqa Xoolaha
Haddaba saadaali Xaafadaha aad isleedahay Finalka ayay u gudbi doonaan.
Xiriirka Kubadda Cagta Degmada BuurHakaba
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Buurhakaba
252
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 06:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |