Hakaba Sports Club

Hakaba Sports Club

Share

Naadiga Hakaba It's a great team based in Burhakaba Town At Region Bay South West State of Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‘ ๐Ÿ‘.

Photos from Hakaba Sports Club's post 01/09/2026

Hakaba โšฝ๏ธ legends โšฝ๏ธ๐Ÿฅ…โšฝ๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’ฏ๐ŸŒŽ๐Ÿ†๐Ÿ…๐Ÿฅ…

30/08/2026

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Abbo Alle Ha U Raxmado ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ
Maamulka, Cayaartoyda,Taageereyaasha iyo dhammaan Jamaahiirta Hakaba Sports waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Aabbo ๐Ÿ˜ญ Oo Ahaa Waalidkeenna Oo Maanta geeriyooday. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu u naxariisto Aabbo, Dambigiisana dhaafo, kuna abaalmariyo Jannatul Firdowsa. Sidoo kale, waxaan Alle uga baryeynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan eheladii uu ka baxay inuu ka siiyo samir iyo iimaan.๐Ÿ˜ญ๐Ÿคฒ๐Ÿ˜ญ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุงุฑุญู…ู‡ุŒ ูˆุนุงูู‡ ูˆุงุนู ุนู†ู‡
ุงู„ู„ู‡ู… ุฃุณูƒู†ู‡ ูุณูŠุญ ุฌู†ุงุชูƒ ูŠุง ุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู†

Photos from Hakaba Sports Club's post 28/04/2026

Ilaahey Hakuu Naxriisto Walaal.
Aan Usoo Duceyno Sxb keenna
Waa Tababarihii Kooxda .
Maamulka iyo Cayaartoyda Kooxda Waxaa Ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, asxaabta iyo Dhammaan bahda Cayaaraha Ee uu maanta ka baxay Alle ha Unaxariistee Walaalkeenna Tababare Abdi Soomaali, oo ahaa tababarihii 1aad ee kooxda Daaru-Salaam.
Ilaahey ha u naxariisto marxuumka, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan haka siiyo.
Aamiin ๐Ÿคฒุงู„ู„ู‡ู… ุงู…ูŠู† ูŠุงุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† ๐Ÿคฒ
Hakaba Sports Club

14/04/2026

& & Bye bye ๐Ÿ‘‹๐Ÿ‘‹๐Ÿ‘‹
๐ŸŒง๐ŸŒง๐ŸŒง ๐ŸŒง๐ŸŒง ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏู„ู„ู‡ ๐ŸŒง๐ŸŒง๐ŸŒง๐ŸŒง
Waan Roobeysaney โค ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ.
& & Bye bye ๐Ÿ‘‹๐Ÿ‘‹๐Ÿ‘‹
๐ŸŒง๐ŸŒง๐ŸŒง ๐ŸŒง๐ŸŒง ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏู„ู„ู‡ ๐ŸŒง๐ŸŒง๐ŸŒง๐ŸŒง
Waan Roobeysaney Hakaba Sports Club

Photos from Hakaba Sports Club's post 25/02/2026

Laacib keenna Abduqadir Aadan Eenow Benteke
In Aan Heerkaan Soo Gaaro Waxaan Usoo maray Halgan dheer Oo Aad U Adag .
Best ๐Ÿ‘Œ player & Also Best striker ๐Ÿ‘ ๐Ÿ‘Œ ๐Ÿ™Œ.
Guulo padan Sxp keenna Banteee โšฝ๏ธ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ†๐Ÿฅ‰๐Ÿ’ž.

20/02/2026

Ma jiro Super ๐Ÿ‘Œ Star ๐ŸŒŸ Kale Legend Benteke ๐Ÿ™Œ.

17/02/2026

ุฑู…ุถุงู† ู…ุจุงุฑูƒ ๐ŸŒ™
Maamulka iyo Cayaartoyda Hakaba Sports Club Waxaa Ay Dhammaan Muslimiinta Dunida, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, Ugu hambalyeynayaan Bisha barakaysan ee Ramadan.
Waa Bil kheyr, Naxariis iyo is-cafis, bil lagu xoojiyo iimaanka iyo midnimada bulshada.
Ilaahay ha inaga Aqbalo Soonka iyo Cibaadada๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ
Ramadan ๐ŸŒ™Mubarak ๐Ÿ’ฏ๐ŸŒ™Family

11/01/2026

Hakaba stars ๐ŸŒŸ ๐Ÿ’ฏ๐ŸŸโ™ฅ๏ธ๐Ÿ’–โค๏ธโšฝ๏ธ

30/12/2025

Match Tomorrow โšฝ๏ธ.
insha Allah
Hakaba Vs Bishacas

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Buurhakaba?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Small Market Burhakaba
Buurhakaba