27/04/2023
Hambalyo Fc Furqaan Notary Guulaystaasha Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn.
Garoonka kubadda Ee Nugaal
27/04/2023
Hambalyo Fc Furqaan Notary Guulaystaasha Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn.
Kooxda Fc Heegan Pharmacy oo ka warbixisay kulanka finalka ee barri ee ay la ciyaarayaan Fc Furqaan Notary.
Kooxda Fc Furqaan Notary oo ka warbixisay kulanka finalka ee barri ee ay la ciyaarayaan Fc Heegan Pharmacy.
26/04/2023
Saadaali oo ku guuleyso $10 oo ay bixinayso Caalami
Furqaan Notary 🆚 Heegan Pharmacy
Sharuuddaha:
1.Like Saar Page-Ka.
2.Share-Garey Post-Ga.
3. Saddex qof ku soo mention garee post-ga
4. Sheeg ciyaarta waxay ku dhamaanayso
Hadii aad bareejo ku saadaaliso sheeg kooxda ku badanisay rikoodhayaasha.
Saadaalintu waxay ku eegtahay ciyaartu markay bilaabanto.
F.G: Hadii aanad Shuruudaha Buuxin, qofka Buuxiya ee kaa dambeeyey baa Abaalmarinta heli doona.
25/04/2023
Berri hadii Alle idmo Saacaddu markay tahay 12-ka PM Xiligga Geeska Afrika. waxa la soo gelin doonaa Saadaasha kulanka Final ka ee u Dhexeeya Kooxaha Furqaan Notary Vs Heegan Pharmacy.
Qofkii saadaashaa Berri markuu dhiibto saadaaliya ee ku guulaysta waxa uu ku guulaysan doonaa $10, waxan bixisay Lacagta saadaasha Carwo Caalami.
Fiiro Gaara: iminka waxba lama saadaalinayo.
19/04/2023
Natiijada Kulankii Galabta
Fc Soltelco Ceelafweyn 0 Vs 0 Furqaan Notary.
19/04/2023
K U L A N K A M A A N T A||
🏆Tartanka: Ramadan Cup
🆚️Kooxaha: Fc Furqaan Notary Vs Fc Soltelco Ceelafweyn
📆Taariikhda: Arbac 19-4-2023
⏰Saacadda: 4:30pm X.G.A
🏟 Garoonka: Nugaal Stadium
👤Garsoore : Dr-Faranuug Faarax Faranuug
🖥 V.A.R : Guddida Garoonka.
Ka dhiibo sadaashada oo ku Guulayso Simcard Soltelco ah iyo 3GB oo internet ah.
18/04/2023
Jidwalka kala saraynta Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn wareega 8aad.
Kooxdaadu kaalintee Bay ku jirtaa?
18/04/2023
8:00 PM waxanu soo gelin doonaa Jidwalka kala saraynta Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn.
Halkan isha ku hay 👀 👁
Share garee page ka si uu dad badan u gaadho.
18/04/2023
Natiijadii Kulankii Galabta
Fc Heegan Pharmacy 1 VS 0 Fc liibaan Clinic
18/04/2023
K U L A N K A M A A N T A||
Derby Pharmacy.
🏆Tartanka: Ramadan Cup
🆚️Kooxaha: Fc Heegan Pharmacy Vs Fc Liban Clinic Pharmacy.
📆Taariikhda: Salaasa 18-4-2023
⏰Saacadda: 4:30pm X.G.A
🏟 Garoonka: Nugaal Stadium
👤Garsoore : Dr-Faranuug Faarax Faranuug
🖥 V.A.R : Guddida Garoonka.
Ka dhiibo sadaashada oo ku Guulayso Simcard Soltelco ah iyo 3GB oo internet ah.