Ahmed bullaxawo

Ahmed bullaxawo Siyasada gado iyo gayga somaliyeed halkan kala soco👀

05/10/2026

Ragi waweyna ee siyasinta gedo isku hestay wakaa streak ba 500 u gaarey ninki indhakorey ahaa dagal gal ba laga kari wayey🤣

Diyaad cabdi kalil wa iskeenay wuxu jogaa duledka dagmada balad xawo waqti walbo waka dhici kartaa xabad baladxawo
04/10/2026

Diyaad cabdi kalil wa iskeenay wuxu jogaa duledka dagmada balad xawo waqti walbo waka dhici kartaa xabad baladxawo

04/10/2026

Adunyo ill badanaa ba kadhacdey ninki janan ahaa wuxu layabanyahay dadka nabada laga tugtugaayo

02/10/2026

Cabdirashod janan (indhakorey) oo udul qadan wayey dandasiga diyaad cabdi kalil iyo rashid bohol aya nabada hoyaded cayey🤣

01/10/2026

Meshi balad xawo eheed dad ba rajo kale eh wali miyaa waka 6 jirki xawadle qadiyada baladweyne u dagalamaya halka 30 jirada cali dhere ey sas u dhaqmayaan😭

30/09/2026

Adan dhaforey oo kudhax washey xerada uk kadib imanshaha Diyaad cabdi kalil dagmada dolow asigo lawarigi dono xilka ina dhaforey

30/09/2026

Ciro iyo Dani oo walalobey somali melna uma socoto🤣

Diyaad cabdi kalil taliyaha policeka gobalka gedo oo federalka ogu magacabana aya kaso baxay dagmada luuq asago kuso waj...
30/09/2026

Diyaad cabdi kalil taliyaha policeka gobalka gedo oo federalka ogu magacabana aya kaso baxay dagmada luuq asago kuso wajahan dagmada baladxawo wuxuna wataa cidan xoogan meshi baladxawo eheed meel colaad lagu huriyo bey noqotey

29/09/2026

Baladxawo waxa lagu diley nin dhalinyara oo lagu togtey isbitalka khalil hortisa

29/09/2026

Cabdirashid janan (indhakorey) oo rer gado balan qadyo u sameyey xili uu rabey madaxweynaha new jubbaland 🤣

Address

Gedo
Mandera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed bullaxawo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share