Ffc
Xalane Acadamy
halkani fallow garey
18/10/2024
Hamablayo Degmada Karan oo Ku Guuleeysatay tartanka Degamoyinka G/Benadir iyo Balcad.
Od Qaadis iyo Jiidis waa isla Guri geeyn Karan iyo Gubadleey Wa Deris.
Apdinaasir Show
30/09/2024
Jowhar wa is keentay waxay waqti badan is qariso
Garowe iyo Dhuusamareeb waa ka shidan tahay sow ma ahan? 😁✌️
20/08/2024
Magaceedu waa Maryan Yuusuf Coloow
Illaa shakay ayay ka maqantahay qoyskeeda oo degan Yaaqshiid Muqdisho.
Fadlan hadii aad aragtay ama aad meel ku ogtahay ku Hagaaji Tell.Nambarkaan 0615680066
Mahadsanid.
Kooxda Kalamaan Waxay Gudatay Waajibkii Ka Saarnaa Difaaca Shiikheyna AUN Sheekh Cismaan Xidig
Muuqaalkaan Gaarsii Intii Isku Dayday Inay Durto Ama Wax Ka Sheegto Kutubta Sheekheyna
Apdinaasir Show Muqaalka sii share garey
21/07/2024
BAAFIN……..BAAFIN……….BAAFIN
Wiilkaan Sawirkisa Hoos ka muuqdo o lagu magacaabo Dalxa Cabdiraxmaan Cali ayaa nolol iyo geeri lagu waysanyahay mudo 15 cisha ah waxaana cid markii ugu war danbeeysay lagu sheegay Magaalada Kambala e Caasimadda Uganda mudooyinkii danbe waxa uu ahaa mid xanuunsan Caafimadkisuna ma waanagsanayn.
Hooyadiis ayaa ka wel welsan halka uu ku suganyahay wiilkeeda walaal nagala qeeyb qaadano baadi goobka wiilkan hadaba cid alaala cidii aragta waxaa si naxariisleh looga codsanayaa in ay kusoo hagaajiso…. … kenya 🇰🇪 +254796201170 Somalia 🇸🇴 +252615660661 ama Uganda 🇺🇬 +256709020395
28/06/2024
Inna Lillahi Wa Inna Illahi Raajicuun Illahey ha u naxriisto Qabrigiisna ha u waasiciyo Prof. Muhamed Sheikh Osman Jawaarey oo goordhow geeriyoodey. Magalada muqdisho hooyga uu ka dagnaa.
12/06/2024
Gabadhaan. Waa dhimatay. ee aan si niyad leh. Ugu duceeno. Mustaqbal Qurxoon. Ayey laheed. Lakin tii Alle. Ayaa u timid walàl u duceee.
Apdinaasir Show Fallow
belorus waa meeshii baba jey lagu tumay la iguma saarayo kulahaa😂
Apdinaasir Show Muqaalka sii share garey
18/05/2024
Maxaa usoo joogtay Xasuuso Waayahaaga?
Apdinaasir Show
Click here to claim your Sponsored Listing.