17/06/2024
Eid mubarak ummatul Islam ❤🙌
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl degmada ceerigaabo, Erigavo.
17/06/2024
Eid mubarak ummatul Islam ❤🙌
10/04/2024
Ciid wanaagsan dhamaan bahda ciyaaraha iyo dhaaman umada muslimiinta ah meelkasta ay ku kala suganyihiin ciidan ciideda ilaahay bashbash iyo caafimaad ha inagu gaadhsiyo كل عام وانتم بخير وصحة وسعادة ❤🤲
20/10/2023
Kaalinta 1aad inshallaah Kooxda hay'ada dhowrista tayada 🤍⚽️
20/08/2023
Zoodaani heer-caalami8️⃣🐐🔥
04/08/2023
Galabta Labadi player ee guusha ku hogaamiyey kooxda
SAACID CARABO7️⃣🐐⚽️
Captain©️JAAMAC NAZRI6️⃣🐐⚽️
04/08/2023
Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah
Rabbi ayey Mahad idil ahaanteedba u sugnaatay nala kulansiiyey guushi galabta 3+points intaa kabacdi playerska teamka dhamaantood Hambalyo iyo bogaadin ayaan isugu darayaa horyaalkana waynu u dagaalami ilaa daqiiqada u danbeysa✊❤⚽️🤲
23/07/2023
انا لله وانا اليه راجعون 🥺
Bahda kooxda oo isku duubani waxay tacsi u diraysaa qoyskii iyo bahdii ciyaaraha Ee uu kabaxay ciyaaryahankii kooxda -Goodir KHAALID BEEGSI oo iminka la xaqiijiyey geeridiisa Rabbi naxariisti janno haka waraabiyo danbigiisana hadhaafo🤲😭😥
27/06/2023
Kooxdu waxay farxadda ciida u tahniyadeynaysaa dhamaan ummada islaamka meel walbay ku suganyhiin EID MUBARAK❤🌙
17/06/2023
Xaflada sanad guuradii 3aad ee kasoo wareegtay aasaaska kooxda faca weyn ee Kooxda hay'ada dhowrista tayada ayaa ka qabsoontay hallka kooxdu ku leedahay Qasriga uu ka deganyahay mulkiilaha kooxda Ccpage magaalada ceergaabo iyadoona kooxdu halkaa kusoo bandhigtay maaliyada fasal ciyaareedka 2023/2024 iyadoo kaga qayb galaysa horyaalka heerka 2aad oo dhowaan ka furmi doona
15/06/2023
Maaliyada cusub ee Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl fasal ciyaaredka 2023/2024 isha ku haya halkan wax weyn ba so socda e👀❤
16/05/2023
Hormuudka Qayrkood🏆❤⚽️Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl degmada ceerigaabo ❤🏆
24/04/2023
Inaalilaahi wa inaa ilahyhi raajicuun (كل نفس ذائقة الموت) dhamaan playerska kooxdu waxay tacsi u diraysaa midkamkda xubnaha kooxda ugu muhiimsan oo hooyadi Xaqii u yimid iLaahay samir iyo imaan ha inagasiiyo maamo janadi fardawsana Hoy ha uga yeelo🤲😥😟😭💔