17/02/2024
City 1-1 Chelsea caawa waxaa soo dhamaaday kulan xamaasadiisa iyo buuqiisa wata
Waxa uu ahaa kulan city bareejada raadinaysay halka chelsea ay Bas keeda dhigatay oo daafaca miciin biday
Hase ahaatee ciyaartu waxay ku soo idlaatay bareejo dhibic iyo dhibic
12/02/2024
Liverpool ma ku guulaysan kartaa premiar league?
Waa su.aashena maanta
Ciyaaraha caalamka
boggan waxaad ka dheehan kartaa wararka ciyaararaha iyo suuqyada kala iibsiga wixii ka soo cusboonaada
04/02/2020
Premier Leagu in Uu Yahay Horyaal Xoog Ku Dhisan Aan Maskaxda Laga Ciyaarin Waxa Ku Cadeynaysa:-
✔_Liverpool 22 Point Bay ku Haysa, Malahan Kubad Abuure ama Dhex Fiican, Caawiyahooda Ugu Fiican Waa Daafac |TAA|, Laacibkooda Horyaalka Waa Daafac |VV Dij|.
✔_Laacibka Ugu Khatarta Badan Loogu Cabsi Badan Yahay Waa Adama Traore Waxaa sababay Xoogiisaas Wayn aad Aragtaan, Caqli Farsamo Maleh.
✔_Arsenal Waa Koox Kubadda Maskaxda ka dheesha Waana Kubad Macaan Tahay Lkn Kaalinta 10aad Bay ku Jirtaa Waxay Ka dambaysa Everton iyo Wolves Oo Ciyaartoy Xoog Badan Uciyaaran.
✔_Man City Waa Kooxda Ugu Ciyaartoyda Fiican, Xaga Farsamada iyo Maskaxda Lakiin Wolves Oo Uu Hogaaminayo Adama Traore Aya Home iyo Away Ka qaatay isago labada Kulan Ba Goolal ka dhaliyay Qaarna KU Caawiyay, Kevin Markhaanti Buu ahaa Kulamadaas Xoog Ba Shaqaynaya La Yiri!!.
✔_Manchester United Waa Kooxda Ciyaartoyda Magic ama Maskaxda Ka Ciyaara lasoo wareegta, Waxa kamid ah Dimaria, Depay, pogba, Martial Waxba way ka Badali waayeen Ileen meeshaan waa Xoog, Hada Bruno Fernandez Wax Maka Badali karaa Kolay Xoog Maleh Sida muqata.
✔_Tan Ugu Daran Waxaa Weeye Ma Jiro Xidig Ku Guulaystay Ballond D'ore ama FiFa Best Tan 2008 Sanadkaasna Ronaldo aya Joogay Horyaalkaas isagiina Waa Ka Tagay.
F/G:
Markaad akhrisay QoraalkaygaMaxaa Kuusoo Baxay Fikir ah❓.
26/01/2020
Arsenal oo laba Saxiix samayn doonta ka hor inta anuu suuqu xidhmin
Kooxda arsenal ayaa qarka u saaran in ay dhamaystirto saxiixa xiddigga difaaca ka ciyaara ee Pablo Mari kaas oo maanta tijaabada caafimaadka u mari doona kooxda Arsenal ka dib markii uu shalay soo gadhey magaalada London.
Lakiin Kooxda Arsenal ayaa aan u muuqan kuwa aan halkaa xidig ku joogsan doonin iyada oo samayn karta Saxiix 2 aad
Iyada oo xiddiga garabka ka ciyaara ee Thomas Lemar kala soo wareegi doonta kooxda Atleťco Madrid
26/01/2020
Shaxda macquulka ah in ay Liverpool ku ciyaarto kulanka Shrewsbury Town.
Liverpool ayaa rajayneyaa in ah sii waddo qaab ciyareedkeed iL qabadka leh marka ay la ciyaarayso kooxda heerka 4aad ee England Shrewsbury Town kulan ka tirsan wareega 4aad ee FA Cup - ka.
Klop ayaa la filayaa in uu is-bedel weyn ku sameeyo shaxdiisa isaga oo nasinaya xidigihii kulamadii ugu danbeeyay sida joogtada ah u ciyaaray.
Shaxda ayaa macquul ah in uu kulanka ku soo galo
26/01/2020
Ka Hor Kulanka: Real madrid vs Valladolid
Tababaraha rer frenca zidane ayaa caawa ka hortaga kooxda uu saxiibkii iibsadey.
Xilli ciyareedkan zidane ayaa ku riyoonaya in uu ka faa'iidaysto kala daadsanaanta kooxda Barcelona oo uu horyaalka ku guuleysto markii labaad isaga oo tababare ah waxa uuna h**e u soo qadey xilli ciyaareedkii 17- 18 kii
XOGTA KULANKA:
📆 | Axad 26 Jan 2020
⚽ | Real Valladolid vs Real madrid
🏟 | Jose zorrille Stadium
🏆 | LaLiga
⏰ | 11:00pm (XGA)
26/01/2020
SADDEXDa Garoon Ee Ay Liverpool Ugu Dabaal Degayso Hanashada Horyaalka Premier League.
🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆
Kooxda Liverpool ayaa haatan 67 dhibcood ku hogaaminaysa horyaalka ka dib 23 kulan ay soo ciyaartay.
Halka kooxda booska labaad ku jirta ay tahy Man City 51 dhibcood haysato kadib 24 kulan. Iyadoo kooxda kalinta sadexaad ku jirta tahy
Leicester City 48 dhibcood haysato.
Marka Haddii ay liverboop dhamaan wada badiso kulamada u hadhsan ka hor kulanka ay booqanayso kooxda Man City
Liverpool waxay ku dabaaldegaysaa guriga Kooxda Man City ee Etihad.
Haddii ay liverpool kulankaas dhibco lumiso waxay ku dabaal degi doontaaa kulanka
Liverpool waxay horyaalka ku qadi doontaa Garoonka Anfield Habeenka ay soo dhoweyn doonto Kooxda Crystal Palace
Haddii ay kooxda Man City lumiso 6 dhibcood ka hor kulanka liverpool.
Liverpool ayaa horyalka ku qadeysa Garoonka Evertone ee Goodison Park.
25/01/2020
Kooxda Barcelona ayaa guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Valencia kulan ka tirsanaa todobaadkii 21-aad ee horyaalka La Liga kulan ay Valencia si weyn uga fiicnayd kooxda Barcelona.
Ciyaartaas oo ku soo idlaatay
Barcelona 0 - 2 Valencia