12/09/2025
Tabasho !!
Mamulka kooxda Shafici Football club [Ex MRH] wuxuu Tabasho ka muujinaya Mamulka sportska Gobolka mudug kaas ku kacay Fal ugub ku ah sportska .
kooxda Shafici Football club waa koox kamida kooxaha heerka labaad ee Gobolka mudug Una so baxday koxaha herka labad ee gobolka mudug kuna timaaday Dadaalkeeda iyo juhdigeeda Marnaba suurtoobi mayso in kooxda sero B laga saaro boskedane koox kale la galiyo
Naadiga Shaafici Football club [Ex MRH] oo ka dhisan xafada Garsor Ee Galkacyo wuxuu ahanaya weligiis dhaxal ama Hanti ay leyihin ciyaryahanada iyo dhaman bulshada Xafada ku nool .
Mamulka sportska waxaan ka codsanyna inay joojiyaan Faragelinta ay kuwadaan kooxda Taasi waxay sababysa iska hor keen dhalinyaro taasoo uficnayn sportska Gobolka Mudug
Gunaanad : Dhamaan dadka ku shuqulka leh sportska gobolka io kan puntland ba waxaan ogaysiinayna inay arintas dhibkeda wadata ka hortagan kooxdane ay xaqeda Hesho .
05/11/2024
17/07/2023
21/04/2023
19/04/2023
12/03/2023
19/02/2023
16/02/2023
14/02/2023
09/02/2023