16/01/2022
Tan iyo December 2019 oo Areta noqday tababaraha kooxda Arsenal waxay qaadatay 13 kaarka cas, kooxda ku soo xigta ah oo ah Southampton 8 ayay qaadatay.
Oo kaalay ma wuxuu baraa sida kaarka cas loo qaato halkii sida loo ciyaaro uu bari lahaa.
16/01/2022
Ciyaaraha Galabta iyo Caawa
Miyey Liverpool guuleysan doontaa la,aanta Mane iyo Salah,oo Caawa Real miyay koobka ka qaadi doontaa Bilboa
13/01/2022
Sadaali kulanka adag ee Liverpool vs Arsenal
Garoonka Anfield ayaa la isku hardinayaa- yaa guusha la dheelman doona?
12/01/2022
Saadaali yaa caawa guusha la hoyonaya kulanka El Clasico - Koobka Supercopa de Espana ee Sacuudiga ka dhacaya.
Real Madrid oo baadi goobaysa in kulankii 100-aad ka badiso Barcelona.
07/01/2022
❗ Liverpool ayaan qorsheyneynin inay u dhaqaaqdo saxiixa weeraryahanka kooxda Porto Luis Diaz bishaan January
❗Dias Waxa lagu qiimeeyaa ku dhawaad kala badh tirada ku jirta qodobkiisa lagu burburin karo, kaas oo ah £70
Xigasho [James Pearce]
05/01/2022
Ronaldo ka hor, Juventus waxay ku guuleysatay 7 horyaal oo xiriir ah, iyagoo haysta Ronaldo waxa ay ku dhammeysteen afarta sare.
Ka hor Ronaldo kooxda Man United ayaa ku dhameysatay kaalinta labaad ee kala sarreynta Premier League, isagoo haatan la joogana waxa ay ku jiraan kaalinta 7-aad ee kala sarreynta horyaalka.
- Xaqiiqo xanuun ma leh
01/01/2022
Saadaali kulanka adag ee Arsenal & MAnchester City.
Yaa guul ku bilaaban kara sanadkan cusub?
30/12/2021
Ninkan Runtii waa Gool mashiin oo kooxdii heshaa gambar xitaa maloo dhigankaroo malagu adkeynkaro
Labo sano kahor maanta oo kale ayuu Dortmund ku biiray oo fiiri 75 kulan ayuu ciyaaray waxaana uu dhaliyay 76 gool
28/12/2021
Sawirada Ferran Toress oo tijaabada caafimaad u maraya Barcelona kadib markii uu si Rasmi ugu biiray
Nasiib wacan Barce wax ku toosa waala waayay waayadan
28/12/2021
Leister city VS Liverpool.
saadaali Oo Ku Guuleyso $10 kulanka Adag ee caawa dhex mari doona Kooxaha Leister city iyo liverpool.
Shuuradaha saadaalinta:
1: Sheeg natiijada ciyaarta
2: like saar Page-ka24 sports
3: share dheh Postiga.
FG: saadaalintu waxey ku egtahay markii ay ciyaartu bilaabato.
24 sports