24/04/2022
KULANKA MANTA.
Waxaan manta natiijo muhiim oo aan an ka garanay dhiigena Hilaal Fc aan ku wada jirnay gruob (A) ciyaartoyda ayaa soo bandhigay kubad qurux oo natiijo ku saleysan.
Hilaal Fc 1:2 Carafaad Fc 💪
Kulanka ayaa ahaa mid kubad heer sare la soo bandhigay labada koox laakiin werrarka ciyaartoyda oo ah mid ayaa keeenay in guul ay gaaran ciyaartoyda Carafaad Fc💪
Fc
💯
23/04/2022
KULANKA MANTA.
Waxaan manta dheeli doonaa haduu alle ka raali noqdo kulankii sadaxaad ee heerka group (A) Ramadan Cup Galkcyo
Carafaad Fc vs Qamshaari
Kulanka ayaa ka dhaci doono Cabdullahi Ciise Stadium🏟, ciyaarta ayaa bilaawan doonto 4:30
Waxaa guul u rajeyneynaa teamka Carafaad Fc
Plz page ka flow noo dheh
22/04/2022
Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Axmad Cabdi Kariin 💯
22/04/2022
RAMADAN Cup Xafada Carafaad
FULL— TIME Cardev Fc (4-1) Royal Fc |
Ramadan Cup Carafaad🏆
Cardev Fc oo iska xaadirisay kulanka k**a danbeysta ah ee finalaha tartanka Ramadan Cup carafaad.
Waxaa tartanka gabi ahaanba macsalaameyay ama iskaga haray Royal Fc😞
Sports hormar leh
Plz like comment and share
22/04/2022
Kulanka Manta Ramadan Cup Xafada Carafaad
Royal Fc Vs Cardev Fc
CARAFAAD STADIUM🏟
DAWASHO WACAN
Sadaali Kulankan Weyan⚽️
Plez Asxbey pegka Like Comment Shere🙏💯
21/04/2022
Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Ďj Màahir ⚽️
21/04/2022
RAMADAN Cup Xafada Carafaad
FULL— TIME Fc Dollar (0-0) Mudug Stars |
Ramadan Cup Carafaad🏆
Fc Dollar oo iska xaadirisay kulanka k**a danbeysta ah ee finalaha tartanka Ramadan Cup carafaad.
Waxaa tartanka gabi ahaanba macsalaameyay ama iskaga haray Mudug Stars😞
Sports hormar leh
Plz like comment and share
21/04/2022
Kulanka Manta Ramadan Cup Xafada Carafaad
Fc Dollar Vs Mudug Stars
CARAFAAD STADIUM🏟
DAWASHO WACAN
Asxbey plez pegka like and Shere follow🙏
19/04/2022
Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Azzad Qłįf Hussein
19/04/2022
RAMADAN Cup Xafada Carafaad
FULL— TIME Mudug Stars (1-2) Royal Fc |
Ramadan Cup Carafaad🏆
Goals
Ibraahim Gandhari⚽️
Mahad Ajka⚽️
Farxaan⚽️
Isports Hormr leh Xafada Carafaad💯⚽️
19/04/2022
RAMADAN Cup Xafada Carafaad
Mudug Stars Vs Royal Fc
CARAFAAD STADIUM🏟
DAWASHO WACAN
Sadaali Kulanka Weyan⚽️
18/04/2022
Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Cabdi Naasir Maxamed ⚽️