11/08/2024
Waxan u hambalyeeynayaa guriga cusub iyo xubnaha inkastoo ey aheyd in xili h**e la soo qaban qaabiyo shirar badan lasameeyo Hambalyo mar labaad wabilahi towfiiq
sports waa page sports ah
11/08/2024
Waxan u hambalyeeynayaa guriga cusub iyo xubnaha inkastoo ey aheyd in xili h**e la soo qaban qaabiyo shirar badan lasameeyo Hambalyo mar labaad wabilahi towfiiq
03/08/2023
➡️ BANAADIR Fc 🆚 Modern Hospital .
🏟 Garoonka: Abdullahi Ciise Stadium.
🏪️ Tariikhda: 03/08/2023.
🧭 Waqtiga: 04:15 PM.
29/01/2021
Dareeska Cusub ee kooxda hormar F.C 2021...2022
Bilow cusub Sanad cusub ayaa uu bilowday kooxdaa faca wayn ee fc hormar sports Clup
Ciyaartii galabta ee u dhaxaysay
Hormar Sports Club iyo Dalsan Fc
ee ka dhacday Cabdulaahi Ciise Stadium
waxay ku dhamaatay bareejo 1-1 ah.
and
30/10/2020
Hormar Vs Dalzan
Insha allah guul ayan rajeyneynaa
29/10/2020
Guul weyn oo u soo hoyatay kooxda faca weyn ee fc hormar
Oo guul muhiim ah ka gaaray kooxda dhigooda ee EX WADAJIR
Ciyaartaas oo ku idlaatay
HORMAR 3 : EX WADAJIR 1
Goolashaas oo ka kala imaaday
MOWLIID (kaanooti) : 2goal
ABDIQANI (maskiinow) : 1goal