09/07/2025
Samifinal Nabada Cup
Comsed football club V FC Galkaio United.
Garoonka : Cawale Stadium
Wakhtiga : 3:00 pm 10- July-2025
Galkaio FC United
09/07/2025
Samifinal Nabada Cup
Comsed football club V FC Galkaio United.
Garoonka : Cawale Stadium
Wakhtiga : 3:00 pm 10- July-2025
22/06/2025
Waxaan halkaan oga mahadcelinaynaa wasiirada dhilinyarada iyo ciyaaraha
puntland wasiirad
Hodan siciid waxaad maanta gashay baal dahaba taas oo ah
Adoo cidana la jirin si daacada ah In aad ogasodhex muuqatay dorshadii
Xiriirka Kubadda Cagta Puntland
Oo qabtii kaga aadenayd in adan
Cidan aad u exan sidaan arkaynay
Kuwa maanta ku edenaya waxay
rabeen doorsho ku shubasha ah waxana maanta badbaadisay kumanaan bahada ciyaarha puntland oo maanta ku tagersan
21/06/2025
Hambalyo hambalyo hambalyo kooxda FC Galkaio United waxay
U hambalyenaysaa gudoomiyaha
Xiriirka kubada cagta Puntland ustaad xakiiki iyo gudoomiye ku xigeenaka Xiriirka kubada cagta Puntland ustaad maxamed cunaye waxaan idiin rajenaynaa
xilkaas la idin dortay caawo alleha idinku astro
Wabilaahi towfiiq
25/05/2025
Alxamduliha finlly ilahy yaaa mahad leh oo si qiima badan noogu soo dhameyy tabarki waxan maclimanta wax na bartay layahay waa mahad santihiin dhamantin waxan u mahad calin xiriirka kubad cagta puntilan waxan u mahad calin shirkad Kebarco Construction CO. Waxan hamblayo layahay macalimanti qiimah badan ee an wax isla baranay
Wabilaahi towfiiq
Macalin Deeq Xabiib Morgan
21/05/2025
Hampalyo Hampalyo
Kooxda kubadda cagta FC Galkaio United waxay u hambalyeynaysaa gudomiyaha cusub ee ciyaaraha gobolka mudug, ciise cabdirixman( ). Waxaan leenahay masuliyadaas culus allaha kugu asturo.
Wabilaahi towfiiq
07/02/2025
Yamays Fc Vs FC Galkio United
Cawaale Stadium 💛⚫🟡🖤
01/02/2025
Funaanada season ka cusub ee kooxda (Galkio United)2️⃣0️⃣2️⃣5️⃣⏯️2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣
Ricir yare1️⃣0️⃣✅
Sharma
18/01/2025
Ku xabiib faraax
Og wasarda dhinyarda iyo ciyaraha
Og xafiiska sports gobalak mudug
Og ururka kubada cagta Puntland
Ujeedo magacaabis macalin kooxda FC Galkaio United
Maanta oo tariikhdu tahay 18/1/2025 waxaan u magacbay macalinka kooxda FC Galkaio United macalin deeq xabiib faarax deeq mooragan
Macalin waxaan kuu rajeynayan shaqa wacan in aad la timado inshaa allaah
Wabilaahi towfiiq
Gudoomiye kooxda FC
GALKAIO United
Saleeban abdiqadir cumar
13/07/2024