Maamulka dhalinyarada ciyarah iyo dalxiiska Gobolka Mudug

Maamulka dhalinyarada ciyarah iyo dalxiiska Gobolka Mudug Youth,Sports and tourism

Waxaa Dhaaman Kooxaha  Heerka sadexaad C’d lagu wargalinayaa inay soo xareyaan Feelasha kooxda laga bilaabo 1-Sep-2026 i...
29/08/2026

Waxaa Dhaaman Kooxaha Heerka sadexaad C’d lagu wargalinayaa inay soo xareyaan Feelasha kooxda laga bilaabo 1-Sep-2026 ilaa 10-Sep-2026 mudada loo cayimay SI loogu sameeyo Club Reform.

Kooxihii soo xareyn feelashooda muddaas K**a qayb galayso koobka , kooxihii soo dhamaystirta kaliya ka qayb galaya tartanka

Updated: Ganaax Macalinka Kooxda Kaambo fc
20/08/2026

Updated: Ganaax Macalinka Kooxda Kaambo fc

Waxaa shalay galab si rasmi ah noogu soo gabagaboobay, Koobka Habas Cup oo socday muddo ka badan hal bil, ayaa jawi ciya...
18/08/2026

Waxaa shalay galab si rasmi ah noogu soo gabagaboobay, Koobka Habas Cup oo socday muddo ka badan hal bil, ayaa jawi ciyaareed qurux badan oo xamaasad leh.

Maamulka Ciyaaraha wuxuu hambalyo u dirayaa Racwi FC, oo ku guuleystay koobka, halka Kaambo FC aan ku bogaadinayno dadaalkii iyo ciyaar wanaagii ay soo bandhigeen.

Sidoo kale, waxaan mahadcelin iyo bogaadin u jeedinaynaa dhammaan ciyaartoyda, tababarayaasha, garsoorayaasha, qabanqaabiyeyaasha, guddigii maamulayay tartanka, saxaafadda, ciidanka iyo taageerayaashii ka qeyb qaatay quruxda iyo guusha Habas Cup.

Ugu dambeyn, waxaan dhammaan intii ka qeyb qaadatay tartankan uga mahadcelinaynaa kaalintii ay ka qaateen hirgelintiisa iyo guushiisa.

Hambalyo Racwi FC! πŸ†πŸ‘

πŸ† CHAMPIONS: HAMBALYO KOOXDA RACWI FC OO KU GUULEYSATAY HABAS CUP! ⚽πŸ”₯
17/08/2026

πŸ† CHAMPIONS: HAMBALYO KOOXDA RACWI FC OO KU GUULEYSATAY
HABAS CUP! ⚽πŸ”₯

Deg Deg : Magacaabis Guddoomiyaha Dhalinyrda ciyaaraha IDPS-ka Gobolka Mudug
17/08/2026

Deg Deg : Magacaabis Guddoomiyaha Dhalinyrda ciyaaraha IDPS-ka Gobolka Mudug

Deg Dag : Magacaabis Guddoomiyaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dagsiimada Cagaaran
16/08/2026

Deg Dag : Magacaabis
Guddoomiyaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dagsiimada Cagaaran

Kala sareenta Golosha Habas Cup
15/08/2026

Kala sareenta Golosha Habas Cup

Update : Ganaax Macalin ku/xigeynka kooxda Kaambo fc
15/08/2026

Update : Ganaax
Macalin ku/xigeynka kooxda Kaambo fc

Habas Cup : Final MatchRacwi Fc Vs Kaambo Fc  πŸ“… Maalinta: [isniin]  πŸ“… Taariikhda: [17-Agust-2026] 🏟️ Garoonka: [Cawale s...
14/08/2026

Habas Cup : Final Match

Racwi Fc Vs Kaambo Fc

πŸ“… Maalinta: [isniin]
πŸ“… Taariikhda: [17-Agust-2026]
🏟️ Garoonka: [Cawale stadium ]
πŸ•’ Saacadda: [03:00]

14/08/2026

Golasha kulanka Galabta Semi final
Yamays fc 0 Vs Kaambo fc 2

Address

Puntland
Gaalkacyo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamulka dhalinyarada ciyarah iyo dalxiiska Gobolka Mudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category