Hoyga ciyaaraha

Hoyga ciyaaraha

Share

selim zaciid liibaan nour

19/11/2019

XIDIGAHA UGU MUHIIIMSAN KOOXDA LIVERPOOL OO KULANKA CRYSTAL PALACE LA SHAKI SHAKI GALIYEY

SABABTA OO AAN WELI HADA CADAAN

WIXII WARARA OO KU SAABSAN DIB UGA BOGO

KA DHIIBO FIKIRKAGA MACMIIL

18/11/2019

MAN CHEZTER UNITED OO LAGA AQBALAY CODSI AY KU DOONAYSO BISHAN SOO SOCOTA EE JANAUARY


Ka dhiibo fikirkaga

# # # # # # # #

16/11/2019

ANTONIA GRIESMAN OO QIRTAY INUU OGAA DHIPAATOOYINKA UU KALA KULMI LAHAA KOOXDA BARCA INTA UU JOOGAY JOOXDIISI H**E

NINKAN REER FRANCE OO HADA KU CADIBAN MESSI HOOSTIISA TOLOW MAXA KALA HAYSTA

KA DHIIBO FIKIRKAGA

15/11/2019

Kulanka caawa la dheelayo oo ah mid adag


Waxaa lagu dheelaya kulankan wadanka

Ilaa hada zhaxda lama hayo

Waan sugayna wararkena soo socda

Ka hadal fikirkaga

15/11/2019

Jamaahiirta Man United ayaa ku doodaya IN la cayriyo saddex player
kooxdu ay sii haysato
Wargeyskan oo kaso baxay mirror

Ilaa hadana saddexdii player kooxdu weli MA dirin

Ka dhiibo fikirkaga

11/11/2019

Xalay oo Man city la garaacay
Taaso ku noqotey niyad jab weyn
#3=1

Fabinho '6
M. Salah '13
Sedio mane '54

MA u malaynysa inay sanadkan Liverpool horyaal ka qaadi doonto

Photos from Hoyga ciyaaraha's post 09/11/2019



21' GreeN wood
39' rashford
49' Martial

Ka dhiibo fikirkga

Selim Zaciid

Photos from Hoyga ciyaaraha's post 06/11/2019

Kulamadii xalay oo ahaa kuwa xiiso leh

4=4

04/11/2019

Waxaa si rasmi shaqada looga eriyaya macallinka kooxda Bayer Munich ee

Shaqaduna waa bilow oo macalimin Kala harsan saan horay kugu sheegnay

Ka dhiibo fikirkaga mudane & marwo

03/11/2019

Taaladan aad u jeedo waa taalada loo dhisey xidiga reer Sweden

Photos from Hoyga ciyaaraha's post 03/11/2019

Ka hadal fikradada shaqadada loogu cayrin Karo afartan macalin ee ee caanka kuwaaso laga filayo inay shaqadooda ku waayi karaan bandhigooda tababarnimo??????

Ka dhiibo fikirkga

Photos from Hoyga ciyaaraha's post 03/11/2019

Watford 1—2 Chelsea
Abraham. 05
Pulizic. 55
Deoluf penalty

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mudug
Gaalkacyo