16/04/2026
๐ฅ COME BACK Cajiib ah!
FULL TIME ๐
Calanley 4๏ธโฃ - 3๏ธโฃ Topaz
Nigeeye 'โฝ๏ธโฝ๏ธ
Xabiib 'โฝ๏ธ
Abdirahman 'โฝ๏ธ
๐ Modern Stadium ๐
๐
16/04/2026
Kusoo Dhawoow Barta Saxda ah Ee Calanley Football Club
16/04/2026
๐ฅ COME BACK Cajiib ah!
FULL TIME ๐
Calanley 4๏ธโฃ - 3๏ธโฃ Topaz
Nigeeye 'โฝ๏ธโฝ๏ธ
Xabiib 'โฝ๏ธ
Abdirahman 'โฝ๏ธ
๐ Modern Stadium ๐
๐
16/04/2026
29/03/2026
๐ฅ MATCH DAY ๐ฅ
๐ด CALANLEY FC ๐ ๐ก NEW STARS
๐ Modern Stadium
๐ 16:00
๐
29/03/2026
24/03/2026
MATCH DAY ๐ฅ
CALANLEY ๐ ARMY FC
๐๏ธ Garoonka: Modern Stadium
๐
Taariikhda: Talaado, 24 March 2026
โฐ Saacadda: 16:00 (4:00 PM)
18/03/2026
๐ Best Young Player ๐
Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa ciyaaryahanka daโda yar ee hibada gaarka ah leh, ๐๐ฏ๐๐ต๐ถ๐ฟ ๐๐น๐ถ-๐๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ฟ oo ku guuleystay abaal-marinta Best Young Player ee tartanka Calanley Ramadan Cup.
Abshir wuxuu soo bandhigay karti difaac oo heer sare ah, waxuuna ku darsaday xirfad, akhlaaq iyo anshax wanaagsan.
๐ Hambalyo Abshir โ mustaqbal ifaya ayaad leedahay!
18/03/2026
๐ Xiddigaha Ugu Goolasha Badan Tartanka ๐
Waxaan si sharaf leh u hambalyeynaynaa saddex ciyaaryahan oo si wadajir ah ugu guuleystay abaal-marinta Gool-dhaliyaha Ugu Sareeya Tartanka, kaddib markii ay muujiyeen waxqabad heer sare ah.
โฝ Yunez Apderzak Hussien (Jaqiiq)
โฝ Saadaq Cabdi Cabdullhi (Saadaqey)
โฝ รli รbdirsak Elmi (Ali-Dhoof)
Saddexdan ciyaaryahan mid kasta wuxuu tartanka ka dhaliyay 3 gool, taasoo keentay in si wadajir ah loogu gudoonsiiyo abaal-marinta.
๐ Hambalyo xiddigahan, waa tusaale muujinaya dadaal, xirfad iyo tartan qurux badan!
18/03/2026
Waxaan si sharaf leh ugu hambalyeynaynaa Yunez Apderzak Hussien oo loo doortay ciyaaryahanka ugu wanaagsan tartanka Calanley Ramadan Cup.
Bandhiggiisa, dadaalkiisa iyo xirfaddiisa ayaa ka dhigay mid ka dhex iftiima dhammaan ciyaartoyda.
๐ Hambalyo geesi!
๐ New Calanley
17/03/2026
Calanley Ramadan Cup
Ciyaartooygii ugu fiicna Kulankii dhex maray New calanley - Al-Baraka ๐ฅ
17/03/2026
๐ Calanley Ramadan Cup 2026
๐ฅ Al-Baraka Champions!
Al-Baraka ayaa si rasmi ah ugu guuleysatay koobka Calanley Ramadan Cup 2026, kadib dadaal, ciyaar qurux badan iyo goโaan adag oo ay muujiyeen intii tartanku socday. ๐๐ฅ
Hambalyo kooxda Al-Baraka! ๐๐
Taariikh cusub ayaad qorteen!
17/03/2026
๐ฅCalanley Ramadan Cup๐ฅ
Full-Time โ
Al-Baraka FC 1๏ธโฃ - 0๏ธโฃ New Calanley
โฝ๏ธ Goal: Saadaqey
๐ฏ Assist: Sakariye Farhan
๐ Al-Baraka FC โ Champions of Calanley Ramadan Cup!
16/03/2026
๐ CALANLEY RAMADAN CUP โ FINAL๐๐ฅ
Waxaa la gaaray waqtigii ugu xiisaha badnaa tartanka!
โฝ New Calanley
๐
โฝ Al-Baraka FC
๐ Garoonka: Modern Stadium
๐
Taariikhda: Wed, 17-Mar
โฐ Saacadda: 15:50
Ciyaar adag, taageero kulul, iyo koob la isku hayo!
Yaa qaadi doona koobka? ๐๐
13/03/2026
FULL TIME
HORSEED Clny 2 โ 2 AL-BARAKA FC
Penalty Shootout
HORSEED 4 โ 5 AL-BARAKA
Al-Baraka FC comeback cajiib ah ayay sameysay!
Kooxda ayaa laba gool kasoo laabatay kadib markii ciyaartu ku dhammaatay 2-2, ugu dambayna waxay guusha ku qaateen Penalty Shootout (5-4), iyagoo u gudbay Final-ka ๐ Calanley Ramadan Cup.
13/03/2026
โ๏ธ SEMI FINAL
Horseed Clny ๐ Al-Baraka FC
๐ Modern Stadium
๐
13th March 2026
๐ฅ Labada koox ee ugu adag tartanka ayaa is wajahaya Semi Final-ka. Taageerayaal badan ayaa la filayaa inay yimaadaan si ay u daawadaan kulankan xiisaha badan. Yaa ugudbi doona finalka