Calanley f.c

Calanley f.c

Share

Kusoo Dhawoow Barta Saxda ah Ee Calanley Football Club

16/04/2026

๐Ÿ”ฅ COME BACK Cajiib ah!

FULL TIME ๐Ÿ
Calanley 4๏ธโƒฃ - 3๏ธโƒฃ Topaz
Nigeeye 'โšฝ๏ธโšฝ๏ธ
Xabiib 'โšฝ๏ธ
Abdirahman 'โšฝ๏ธ
๐Ÿ“ Modern Stadium ๐ŸŸ
๐Ÿ“… 16/04/2026

29/03/2026

๐Ÿ”ฅ MATCH DAY ๐Ÿ”ฅ
๐Ÿ”ด CALANLEY FC ๐Ÿ†š ๐ŸŸก NEW STARS
๐ŸŸ Modern Stadium
๐Ÿ•“ 16:00
๐Ÿ“… 29/03/2026

24/03/2026

MATCH DAY ๐Ÿ”ฅ
CALANLEY ๐Ÿ†š ARMY FC
๐ŸŸ๏ธ Garoonka: Modern Stadium
๐Ÿ“… Taariikhda: Talaado, 24 March 2026
โฐ Saacadda: 16:00 (4:00 PM)

18/03/2026

๐ŸŒŸ Best Young Player ๐ŸŒŸ

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa ciyaaryahanka daโ€™da yar ee hibada gaarka ah leh, ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—น๐—ถ-๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ฟ oo ku guuleystay abaal-marinta Best Young Player ee tartanka Calanley Ramadan Cup.

Abshir wuxuu soo bandhigay karti difaac oo heer sare ah, waxuuna ku darsaday xirfad, akhlaaq iyo anshax wanaagsan.

๐Ÿ‘ Hambalyo Abshir โ€“ mustaqbal ifaya ayaad leedahay!

Photos from Calanley f.c's post 18/03/2026

๐Ÿ† Xiddigaha Ugu Goolasha Badan Tartanka ๐Ÿ†
Waxaan si sharaf leh u hambalyeynaynaa saddex ciyaaryahan oo si wadajir ah ugu guuleystay abaal-marinta Gool-dhaliyaha Ugu Sareeya Tartanka, kaddib markii ay muujiyeen waxqabad heer sare ah.

โšฝ Yunez Apderzak Hussien (Jaqiiq)
โšฝ Saadaq Cabdi Cabdullhi (Saadaqey)
โšฝ ร†li ร†bdirsak Elmi (Ali-Dhoof)

Saddexdan ciyaaryahan mid kasta wuxuu tartanka ka dhaliyay 3 gool, taasoo keentay in si wadajir ah loogu gudoonsiiyo abaal-marinta.

๐Ÿ‘ Hambalyo xiddigahan, waa tusaale muujinaya dadaal, xirfad iyo tartan qurux badan!

18/03/2026

Waxaan si sharaf leh ugu hambalyeynaynaa Yunez Apderzak Hussien oo loo doortay ciyaaryahanka ugu wanaagsan tartanka Calanley Ramadan Cup.

Bandhiggiisa, dadaalkiisa iyo xirfaddiisa ayaa ka dhigay mid ka dhex iftiima dhammaan ciyaartoyda.

๐Ÿ‘ Hambalyo geesi!
๐Ÿ“ New Calanley

17/03/2026

Calanley Ramadan Cup

Ciyaartooygii ugu fiicna Kulankii dhex maray New calanley - Al-Baraka ๐Ÿ”ฅ

17/03/2026

๐Ÿ† Calanley Ramadan Cup 2026
๐Ÿฅ‡ Al-Baraka Champions!

Al-Baraka ayaa si rasmi ah ugu guuleysatay koobka Calanley Ramadan Cup 2026, kadib dadaal, ciyaar qurux badan iyo goโ€™aan adag oo ay muujiyeen intii tartanku socday. ๐Ÿ‘๐Ÿ”ฅ

Hambalyo kooxda Al-Baraka! ๐ŸŽ‰๐Ÿ†
Taariikh cusub ayaad qorteen!

17/03/2026

๐Ÿ”ฅCalanley Ramadan Cup๐Ÿ”ฅ

Full-Time โœ…
Al-Baraka FC 1๏ธโƒฃ - 0๏ธโƒฃ New Calanley
โšฝ๏ธ Goal: Saadaqey
๐ŸŽฏ Assist: Sakariye Farhan

๐Ÿ† Al-Baraka FC โ€” Champions of Calanley Ramadan Cup!

16/03/2026

๐Ÿ† CALANLEY RAMADAN CUP โ€“ FINAL๐Ÿ‘€๐Ÿ”ฅ

Waxaa la gaaray waqtigii ugu xiisaha badnaa tartanka!
โšฝ New Calanley
๐Ÿ†š
โšฝ Al-Baraka FC

๐Ÿ“ Garoonka: Modern Stadium
๐Ÿ“… Taariikhda: Wed, 17-Mar
โฐ Saacadda: 15:50

Ciyaar adag, taageero kulul, iyo koob la isku hayo!

Yaa qaadi doona koobka? ๐Ÿ‘€๐Ÿ†

13/03/2026

FULL TIME
HORSEED Clny 2 โ€“ 2 AL-BARAKA FC
Penalty Shootout
HORSEED 4 โ€“ 5 AL-BARAKA

Al-Baraka FC comeback cajiib ah ayay sameysay!
Kooxda ayaa laba gool kasoo laabatay kadib markii ciyaartu ku dhammaatay 2-2, ugu dambayna waxay guusha ku qaateen Penalty Shootout (5-4), iyagoo u gudbay Final-ka ๐Ÿ† Calanley Ramadan Cup.

13/03/2026

โš”๏ธ SEMI FINAL

Horseed Clny ๐Ÿ†š Al-Baraka FC
๐ŸŸ Modern Stadium
๐Ÿ“… 13th March 2026

๐Ÿ”ฅ Labada koox ee ugu adag tartanka ayaa is wajahaya Semi Final-ka. Taageerayaal badan ayaa la filayaa inay yimaadaan si ay u daawadaan kulankan xiisaha badan. Yaa ugudbi doona finalka

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Howl-wadaag
Gaalkacyo