X.Wadajir Garoowe

X.Wadajir Garoowe

Share

football is respect ⚽️

01/10/2025

Garoowe xaafada wadajir :mantay ay tariikhdu tahay
01/10/2025
Waxaa xafada wadajir ka furmay koob ay ka soo wayb galayn 24 koxood kana kala yimid xafadaha Garoowe
Maamulka xafada oo ay iangu hogaaminayso Hooyo Fu,ad diriye mar waliba u tagan horumarka xaafada iyo dhiiri galinta ubadka soo kacayo in la madadaaliyo
Hooyo waxanu kuleenahau adiga iyo dowlladaba waxad inoo tihiin hormuud anu kudayano allah idin xifdiyo

21/07/2025

Koob uu qaban waayey maamulkii shaqada ku lahaa yeysan isku dayin iney cid kale dhahdo anagaa qabanaynaa.
Dhibta ka dhalata masuuliyadeeda ma qaadi kartaan ee gobolka dhibaato hor leh ha uhorseedina .
Wabilaahi towfiiq.
X.Wadajir Garoowe

05/06/2025

Ilaahow, waxaan kaa baryayaa naxariistaada iyo barakada maalintan weyn ee Carafo, inaad bogsiiso walaalkay H.E. Abdifatah Said Yasen

Oo muddo kusiman inogaka jira Ilaahow, caafimaadkiisii u soo celi, qalbigiisa nuur sii, qalbiyadeenna deganaan ku beer 🤲🏼🤲🏼

ASXAABEY IIGUNA DUCEEYA WALLKEY DHAMAANTIIN

اللهم اشفِه شفاءً لا يغادر سقماً🤲🏼🤲🏼

04/06/2025

KuLan zhptinimo oo ka dhacaya galabta garoonka mire awaare.
Labada team wxan urajeynayaa iney soo bandhigan ciyaar qurux badan.
X.Wadajir Garoowe

Photos from X.Wadajir Garoowe's post 01/06/2025

Kooxda Caasimada 🫡👏
X.Wadajir Garoowe

Photos from X.Wadajir Garoowe's post 29/05/2025

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Waxaan murugo weyn ka muujinayaa geerida walaalkay iyo saaxiibkay qaaliga ah Ciise Cabdiraxmaan Xasan (Dhoodhe) – Ilaahay ha u naxariisto, janatul firdowsana ha ka waraabiyo.

Geeridiisu waa mid i dhaawacday. Waa nin dhalinyaro ah oo mustaqbal fiican lahaa, balse nasiibka ayaa ka horreeyey. Waxaan ka baryayaa Ilaahay inuu u dambi dhaafo, naxariistii janno uu siiyo.

06/05/2025

Waxaa habeenki 16 naad badda lagu la yhy wll iyo sxb qalbiyadeena iyo quulubteenaba ku weyn Eizze Dhoodhe Jr. Aan u duceynayo waa habeen samadu furan thy oo roobna da ayeh in uu illahey nabad iyo bad qab nogula so hadal siiyo hamigiisana u rumeeyo


13/04/2025

Family X.Wadajir Garoowe

Photos from X.Wadajir Garoowe's post 27/03/2025

imtixaanka rabi meel dhow ayuu kusoo maraaya:

meshu waa qardho waa habeen jimce uu baxaayo sabtina ay soo galayso Jawigu habeenkaasna uu si caadi ah kusocday,
dhalinyaradaanse iyagu waxay kasoo ahaayen magaalada safar oo waxay usoo usocdeen garowe oo ay markii h**e kaga baxeen safar kubad ah oo ay qardho uyimaadeen,

habeenimadii ayay ku tashadeen inay ka baxaan magalada oo ay garowe safar usoo galaan halka kuwa kale oo raga kamid ahna ay ka biyo diideen inay habeenimo baxaan oo ay seexdan magalada subaxiina ay ka baxaan,laakinse ragu iskuma jiraane qaar ayaa subaxaas waxay lahaayeen shaqo oo darawalku kamid ahaa, isaga ayaana soo jeediyay in magaalada isla habeen ay ka baxaan oo ay garowe xilli danbe yimaadan, halkaas ayayna dhalinyaradii kula qaaten go'aanka darawalka habeenimana ay kaga soo baxeen magalada qardho,

Saacadu waa 6saac oo wax dheer oo habeenimo gaariguna waa Brobax dhalinyaduna waxay ku saaran yihiiin ilaa 10 Qof oo uu ka mid yahay "Abdifataax" oo markii horaBa lasocday dhalinyarada ,

jawiga safarku isaga oo caadi iska ahaa ayaa halmar xaalku is badalay oo gaariga ayaa shakal la qaatay darawalkii oo dawaliga hal cag saaray hal c***a laamiga uu ku dayay halkaas oo gaarigu ku baaleeyey kadibna uu geeed qabtay meshuna waa goolada marka lasoo galaayo tuulada "DonGoronyo" raga dhawacooda waa kala sahal sana balse laba nin ayaase darna oo midna suurka ka jabay midka kalene uu halkaas koomo ku galay oo ilaa hada oo 8bilood kasoo wareegatay uu ku jira ilaahayna haka soo kiciyo koomadaas saaxibkey, waxana lagu dabiibaya hada Adis Ababa,10kii danbe ee ramadan ayaa lagu jira hadaa halkaan ila soo gaadhey igu ducee saaxibkey in rabi kasoo kiciyo
koomada xanuunkiisana uu danbi dhaaf uga dhigo.
W/Q cabdi nuur haashi

27/03/2025

Man of the macht. Wadajir cup

Waxbrta aan barwaaqo gaarne

26/03/2025
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Garoowe