01/02/2024
....................
News personally
01/02/2024
....................
12/04/2023
☑🔴SAFKA 〕 RASMIGA AH EE KOOXAHA 【MILAN】 ìo 【Ñaboli】✔✔
12/04/2023
●SHAXDA RASMIGA AH E LABDA KOX🔴 REAL MADRID VS CHELSEA🔴
22/01/2023
🗯United oo xaaladu ku cakirantahay 🛑
21/01/2023
🚨Saxafad 🛑SPANISH🛑 a ayaa xaqiijisay in uu Eden Hazzard uu ka maqnaa xerrada tababarka ee naadiga sababo la xiriira dhaawac 🛑
🤩🤩🤩welcome in my page
24/08/2022
Caawa oo is hayaan labadii macalin ee maqaarka ciyaari jiray Pep iyo Xavi
Manchester city vs Barcelona 10:30 🏟️ campnou
06/08/2022
Waxaa Soo dhamaatey ciyaarta qeyptii h**e
Psg iyo dhigeeda Clermont foot 🛑🚨
Waxaan hogaanka ciyaarta haya kooxda psg
🛑3-0.
06/08/2022
Kooxda Tottenham hotspar🚨ayaa Guul weyn ka gaartey
dhigeeda kooxda Southampton FC
Waxeyna ciyaartaas ku Soo idlaatey 🛑4-1
06/08/2022
Kooxda ku bada cagta ee Chelsea ayaa guul diriq ah uga badisay
Dhigeeda kooxda Everton 🛑 waxayna ku Soo idlaatay ciyaarta 1-0
06/08/2022
Waa tan🚨 shaxda rasmiga ah ee kooxda Chelsea oo ay uga hortageyso dhigeeda kooxda Everton🛑🚨
Durba waa lagu Soo bilaabay Sterling iyo kulibaly