17/04/2026
Muxuu waayuhu iyo waqtigu qof walba siiyey waqti wanaagsan ee soo mara, mar un.
Xirfad aan jeclaa ina wanaajisey lknze waqtigu ii diidey inaan sii wado duruufa jira oowgeed.
Referee M Geedi
Deeq Aariyo
09/04/2026
Taariikh
Waxaan hambalyo leeyahay wllky Omar Abdulkadir Artan oo loo xushay kamid ahaanshiyaha garsoorka Qaban doona Koobka aduunka.
Aniga waxay ii tahay farxad gaar wayoo omar waa nin aad uwanaagsan oo yaqaana xiliyada adag ee qofka sxbkiis ah ama eey isku shaqo yihiin eey soo wajahado xaalad iyo dhib waa kan koowaad ee kasoo muuqda garabkiisa abaalbadane waxaan ku leeyahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Referee M Geedi
Deeq Aariyo 📷
16/12/2024
Morning Training 🏟✅️
MireAwareStadium
14/12/2024
Mire awaare stadium🏟🔥
.
Referee M Geedi
12/12/2024
MireAwaareStadium
.
Referee M Geedi
09/12/2024
In aad soo bandhigto shaqo wanaagsan Waxaa ka horeysa in aad adiga is diyaariso Mar walba oo training sameyso.🏃➡️🏃➡️
Referee M Geedi
15/11/2024
ALXAMDLILH.
Dhamaan bahda kala duwan ee sportska Asxaabteyda waxaan idin leeyahay Mahadsanidiin sida kala duwan ee aad iila Dareenteen dhibkii isoo gaarey Maalinimadii arbacada 13/Nov/2024
Wax walba bilow iyo dhamaad ayey Leeyihiin waxaana rajeynayaa caqabadaha Jira iney soo dhamaan doonaan insh allh Wax walbana cadaalad eey ku dhamaan Doonaan haduu rabi idmo.
Referee M Geedi
13/11/2024
Maanta oo taariiqdu aheed 13/Nov/2024 ciyaartii dhaxmartay kooxaha kala ah vs GSU ee ka tirsanaa tartanka heerka 3aad Ee Galkacyo putland
Oo aan dhaxdhaxaadinayey sidoo kalena Caawiyayaasheyda eey ahaayeen sxbadeyda ila hayey ciyaarta waxaa dhacdey markii Eey dhamaad ku dhaweed ciyaarta ee weerar nagu soo qaadey kooxda G,S,U taasoo noo geysatay falal ka baxsan kubada Cagta waxaana gacanqaadyadii eey noo geysteen naga soo gaarey dhaawacyo culus.
Ma ahan markii koowaad garoonka Cawaale Stadium gacan qaad sidaan oo kale ah la iigu geystay balse tani waxa eey kaga duwantahay koox wadata ciyaartooydeeda iyo macalimiinteeda ineey si bahalnimo noo wax yeeleeyaan,sidaas darteen waxaan ka codsaneynaa hayadaha kala duwan ee aminiga gobolka iyo maamulka sportiga iyo xiriirka kubada cagta putldn ineey wax ka qabtaan shaqsiyaadka ka dambeeyey falkaas gurucan ee nalaku waxyeeleeyey.
09/10/2024
Ninka reer udhaanshee dadku dhowrayeene Dhaxda owrka kaga lumay, keebuu ahaa Ninkaas horta!!😁
Sawirka iyo qoraalka isma lahan kaga Nasta Orodkii iyo shaqooyinkii adkaa aan halkaan Idinkugula wadaagi jirey sxbayaal.
Referee M Geedi
Referee M Geedi
FIFA NATIONAL FOOTBALL REFEREE🇸🇴
[SOOMAALI_REFEREE🖊🇸🇴]
02/10/2024
Final game iyo Cawaale Stadium koobka Degmooyinka Gobolka Mudug.
Waxaa igu wehliya Dhamaan bahda Garsoorka G,mudug.
Waxaan kaloo si qaas ah halkaan uga Mahad Celinayaa dhamaan bahda saxafada Amniga iyo gudiga howl wadeenada ahaa.
Referee M Geedi