10/05/2026
Full time! C. Garoowe 0:2 C. Qardho|| Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.
Danab Sports waa qeyb kamid ah shabakadda Warbaahinta ee Danab Cable TV oo Arrimaha Bulshada ka shaqeysa.
10/05/2026
Full time! C. Garoowe 0:2 C. Qardho|| Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.
10/05/2026
Half time! C. Garoowe 0:2 C. Qardho|| Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.
10/05/2026
Goal! C. Garoowe 0:2 C. Qardho|| Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.
10/05/2026
Goal! C. Garoowe 0:1 C. Qardho|| Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.
10/05/2026
Kulanka Galabta iyo Tabinta Bootaan Dacal
Kabtan Xulka caasimada qardho.
10/05/2026
SAADALI KULANKA MAANTA !
Kulanka maanta waa mid xiiso leh 🔥
Garoowe vs Qardho – yaa u rajaynaysa guusha?
⏰ 03:15 PM
📍 Garoonka Shuhadada
📅 10 May 2026
SHARE, LIKE , FIKIRKAAGANA COMMENT NAGULA WADAAG
10/05/2026
🔥 KA FOGOW CIRIIRIGA IYO JAAMKA! 🔥
🎟️ Si fudud u hel ticket-kaaga oo horey usii qaado
Goobaha laga heli karo:
📍Garoonka Xeryaha
📍Meherada Ramaas Cariga
📍Aargada D/Hoose
📍Garoonka Suwayto
📍Dabaqa Sahalka Suwayto
💳 Qiimaha Ticket-ka:
⭐ VIP: $2
⭐ Normal: $1
👉 La wadaag asxaabtaada ! 👍
10/05/2026
Kulanka 6aad– Koobka Caasimadaha 🏆🔥
Kooxaha: C.Garoowe🆚 C.Qardho⚽️
Goobta: Garoonka Shuhadada 🏟️
Taariikhda: 10.05.2026 📅
Saacadda: 3:15 Galabnimo ⏰
Yaa is leedahay waa badin doonaa ?
Wariye Bootaan Dacal "Walaale Qoriga dhig , soomaalida markii horaba yareyd anagu waaba ka sii yareyn
Baaqa Nabadeed ee dadweynaha Sanaag loo mariyey Tabintii Danab Cable TV
Macalin Xamaam " Aniga reer Puntlaanow buuqayga wata halay dulqaato