Ururka Garsoorka Kubadda Cagta Puntland

Ururka Garsoorka Kubadda Cagta Puntland Pageka Rasmiga ah ee Ururka Garsooreyaasha kubadda Cagta Puntland Somalia

30/08/2026

Garsoore BukuTt Hard worker.

28/08/2026

Hard Worker, Garsoore sarre Mascuud Kujeede.

HAMBALYO IYO BOGAADIN: MADAXA GARSOORKA KUBADDA-CAGTA GOBOLKA BARI :-​Dhammaan Maamulka iyo garsoorayaasha kubadda cagta...
27/08/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN:

MADAXA GARSOORKA KUBADDA-CAGTA GOBOLKA BARI :-

​Dhammaan Maamulka iyo garsoorayaasha kubadda cagta Puntland waxay hambalyo iyo bogaadin dhan walba ah u dirayaan Said Abdi Hawd oo loo magacaabay Madaxa Waaxda Horumarinta Iyo Tayaynta Garsoorka Kubadda Cagta Gobolka Bari (Head of football referee for Bari region).

​Aqoontaada, waayo-aragnimadaada, iyo daacadnimada aad u leedahay hoos-u-eegeida iyo horumarinta garsoorka waxay tusaale u tahay dhammaan garsoorayaasha Puntland.

Waxaan kalsooni buuxda ku qabnaa in aad xilkaan cusub si hufan uga soo bixi doonto, wax mawqif iyo tayo weynna aad soo kordhin doonto.

​Waxaan kuugu duceynaynaa in Eebbe kuugu kaaliyo mas'uuliyadda culus ee lagu xilsaaray! ⚽👏

​ .

27/08/2026

Garsoorad Kawsar Updi.

HAMBALYO IYO BOGAADIN: MADAXA WAAXDA HORUMARINTA TABABARKA GARSOORKA PUNTLAND.​Dhammaan Maamulka iyo garsoorayaasha kuba...
25/08/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN:

MADAXA WAAXDA HORUMARINTA TABABARKA GARSOORKA PUNTLAND.

​Dhammaan Maamulka iyo garsoorayaasha kubadda cagta Puntland waxay hambalyo iyo bogaadin dhan walba ah u dirayaan Mohamed Sadik Hersi oo loo magacaabay Madaxa Waaxda Horumarinta Tababarka Garsoorka Kubadda Cagta Puntland (Head of Department / Puntland Referee's Instructor).
​Aqoontaada, waayo-aragnimadaada, iyo daacadnimada aad u leedahay hoos-u-eegeida iyo horumarinta garsoorka waxay tusaale u tahay dhammaan garsoorayaasha Puntland. Waxaan kalsooni buuxda ku qabnaa in aad xilkaan cusub si hufan uga soo bixi doonto, wax mawqif iyo tayo weynna aad soo kordhin doonto.
​Waxaan kuugu duceynaynaa in Eebbe kuugu kaaliyo mas'uuliyadda culus ee lagu xilsaaray! ⚽👏

​

FINAL MATCH REFEREES:Reff: Ahmed Aruna. Ass1: Ismaaciil.Ass2: Updikaafi.4th Official: Faadumo Abshir.FINAL(Full time): H...
25/08/2026

FINAL MATCH REFEREES:

Reff: Ahmed Aruna.
Ass1: Ismaaciil.
Ass2: Updikaafi.
4th Official: Faadumo Abshir.

FINAL(Full time): Health Science 2:5 Computing.
PSUCup2026, Garoowe Mire Awaare.

Garsoore Sarre Mascuud.
22/08/2026

Garsoore Sarre Mascuud.

21/08/2026

Garsoore Sarre DrShaakir Abdikafi Shire

Match Referees:-Reff: Shaakir Abdikafi Shire .Ass1: Abdirahman sanco.Ass2: Ismaaciil. 4th Official: Mohamed Saadaq.FULLT...
20/08/2026

Match Referees:-

Reff: Shaakir Abdikafi Shire .
Ass1: Abdirahman sanco.
Ass2: Ismaaciil.
4th Official: Mohamed Saadaq.

FULLTIME: Computing 2:2 Agri & Engineering.

Panalties (5:4).

Tartanka Jaamacadda Puntland State University (PSU), Garoowe, Mire Awaare.

20/08/2026

Madaxa Garsoorka Gobolka Mudug Suldaan Daahir Suldaan Maxamuud Cag-Madhige.

Address

Meeraysane
Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Garsoorka Kubadda Cagta Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category