Dsat Sports News

Dsat Sports News

Share

Dsat waa horumariyaha ciyaaraha dalka

19/05/2024

🔥 its Final Day🔥
⚽️ Manchester City vs West Ham
🏆 Tartanka Premier League
⏰ Saacadu waa 6:00 PM
🏟 Garoonka Etihad Stadium
Wararka kulanka
Manchester City ayaa ah kooxda kaliya ee aan wali guuldarro ku soo gaarin garoonkeeda xilli ciyaareedkaan (W13 D5).
Manchester City ayaan laga badinin 16-kii kulan ee ugu dambeeyay Premier League oo ay wajahday West Ham (W13 D3), tan iyo guuldaradii 2-1 ee garoonkooda September 2015.
West Ham ayaa sidoo kale laga badiyay 15 ka mid ah 17-kii kulan ee Premier League oo ay marti u ahaayeen City, marka laga reebo barbaro 1-1 ah (Janaayo 2008) iyo 2-1 ay ku badiyeen (Sebtember 2015).
Hammers ayaa laga dhaliyay ugu yaraan goal 17-kii kulan oo ay ku ciyaartay Etihad Stadium Premier League.
Guardiola ayaa kaliya hal kulan oo kaliya looga badiyay goroonkiisa xilliciyaareed markii uu watay Barcelona 2009-10, halka Manchester City ay raadineyso inay sii ahaato guuldarro la'aan gurigeeda xilli ciyaareed markii afaraad oo ay weheliso 1904-05, 1920-21 iyo 2011-12.

30/07/2022

Man City Oo Hanatay Horyaalka Iyo Liverpool Oo Hanatay FA-Cup Ayaa Maanta Ciyaari Doonaan Tartanka Aan Aadka Loo Qiimayn Ee FA-Community Shield (Charity Cup).

Ciyaartaan Oo Looga Baraty In Lagu Ciyaaro Groonka Caaanka Ah Ee Wembly Ayaa Laga Wreejiyy Sabab La Xiriirta In Finalka EURO WOMANS Uu Ka Dhici Doono Groonkaan Germany vs Egland.

Ciyaarta City vs Liverpool Ayaa Loo Wreejiyy Groonka King Power Stadium Ee Magaalada Leicester.

28/07/2022

Maalmaha Ka Haray Bilaabashada Horyaalka Egland Premier League.

Yuri Tielemans

Photos from Dsat Sports News's post 22/07/2022

Ciyaaraha gudaha.

Maanta oo jimce ah 22 07 2022 waxaa jira laba kulan oo waawayn kana tirsan horyaalka kubadda cagta puntland .

Kulanka kowaad wuxuu dhexmarayaa kooxda COMSET FC OO ka dhisan magaalada galactose ee xarunta gobolka mudug ,kooxdaan ayaa ka hor imaanaysa dhigeeda magaalada garoowe ka dhisan ee HORSEED FC . ciyaartan la wada sugayo ayaa ka dhacaysa garoonka MIRE aware stadium ee magaalada garoowe .
Labadaan kooxood ayaa kulankoodii ugu h**eeyey iska hor imaanaya xili ciyaareedkaan iyaga oo kala wata ciyaaryiy cusub iyo kuwii h**e.

Kooxda kubbadda cagta ee COMSET waxay ciyaaraysaa kulankeedii 4aaad halka ay horseed ciyaarayso kulankeedii 3aad.

Kulanka 2aad ayaa waxa magaala xeebeedka gamacsiga ku wanaagsan ee boosaso isku wajahaya laba kooxood oo ka wada dhisan magaalada bosaso ee xarunta gobolka bari

Kooxda BARI FC ayaa ka hor imanaysa dhigedda BOSASO FC.

labadan kooxood ayaa garoonka bosaso stadium kawada dhisan waxayna kulnkoodii kuwaad isku arki doonaan xiliciyaareedkan.

bari fc waxay ciyaaraysaa kulankeedii 2aad halka bosaso fc ay ciyaarayso kulankeedii 3aad.

Wixii warar ah ee kasoo kordha ciyaartan halkan ayaanu idinkula wadaagaynaaa ....
Dsat Sports FOLLOW dheh

21/07/2022

Tagliafico Oo Ku Biiriya Olympic Mersielle Barcelona Oo Lagu Garaacaayo Saxiixa Jules Kounde Arteta Oo Qorshe Ka Leh Willian Saliba Iyo Atlatico De Madrid Oo Si Xoogan Suuqa Ugu Jirta.

Wrrkii Ugu Dmbeeyy Ee Suuqa Kala Iibsiga

W-Q:- Lagar

20/07/2022

Shraciyo Cusub Oo Aad Ku Arki Doontid Horyaalka EPL Fasalkaan.

5 bedel oo si rasmi ah loo isticmaali doono

Goolhayaha Oo Loo Ogolaan Doono Inuu Ugu Yaraan Hal Lug Kula Jiro Diilinta Goolka Xiliga Rikoorada Lagu Laadaayo Halka Markii H**e Ay Ahyd In Goolhayuhu Diilinga Kuwada jiro.

Xidigii hanadada Taagerayaasha (La Dgaalama) Waxa kooxdiisa Laga Dhigayaa Laad Xor Ah (Free Kick) Si Mooxda Dhan Loo Ciqabo.

Baasashada Kubada Waxaa Si Xor Ah U Go'aamin doona Grsooraha Hlka Markii H**e Qori Tuur (Biti) La Tuuri Jirey.

Kubado Badan Ilaa (10 Xabo) Ayaa Groonka Dhexdiisa La Keeni Doonaa Hlka Mrkii H**e Hal Xabo Groonka Dhexdiisa La Keeni Jirey.

Ciyaartoydu Masoo Laadi Doonaan Kubada Mrka Ay Goolka Taal Goolhayaha Uun Bes Ayaa Soo Shaqa Gelin Kara.

beinSPORTS.

W-Q:- Mohamed Muse Lagar

19/07/2022

Sidaan Xalay Idiin Sii Sheegnay Daafaca Ukraine Oleksender Zinshecko Ayaa U Saxiixay Kooxda Arsenal.

18/07/2022

Heshiisyada Ay Suurta Galka Tahy In 96-da Saacadood Ee Soo Socda La Dhamys Tiri Karo.

Oleksander Zinchecko➡️Arsenal
Matjjis De Ligt ➡️Bayern Munchen
Jules Kounde➡️Barcelona And Chelsea.

18/07/2022

Sincheko wuxuu noqday player arsinal ..... sandakan arsinal waaloo yaabaa?

17/07/2022

Bayern Munchen Ayaa Heshiis Afka Ah La Gaartay Daafaca Dutch-ka Ah Ee Matthijs De Light.

Photos from Dsat Sports News's post 17/07/2022

Sawiro kubadda kolayga:- Kulan ciyaareed dhexmaray kooxaha gift-star oo ka dhisan magalada muqdisho (66--45) garowe Stars oo ka dhisan magalada garowe waxaana 66_45 guushu ku raacday kooxda gift-star

EK

17/07/2022

Sidaan horay idiinku sheegnay man United iyo barca ayaa hashiis buuxa ka gaaray ciyaaryahanka reer Holland ee Frenkie de Jong .
Qiima gaaraya 85m euro iyo waxyaalo dheeri ah .lkn Frenkie de Jong ma doonayo in uu barcenola garda udhaafo isaga oo ku qanacsan garoonka camp nou iyo kooxdiisa barcenola.

Waxaa lasoo sheegayaa in wadahadlo shakhsi ah ay u bilowdeen ciyaarhankan iyo kooxda Manchester united .

Waxaa la filayaaa in dhowaan uu kusoo dhammaan doono is af garad wanaagsan.

Dsat Sports FOLLOW dheh si aad uhesho wararka ciyaaraha kuwooda ugu danbeeyey......

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Global Strees Garoowe
Garowe
25207727587