19/08/2025
Ku soo dhawoow boggayaga Sports! 🏆
Boggan wuxuu ku saabsan yahay ciyaaraha dalka gaar ahaan puntland – waxaad naga heli diontaan natiijooyinka degdegga ah, falanqaynta ciyaaraha, ilaa xogaha ciyaartoyda iyo xasuusihii h**e sportska puntland
🎯 Hadafkeenna waa:
• Inaan idinla wadaagno warar iyo dhacdooyin la hubo.
• In taageerayaasha Soomaaliyeed helaan meel ay xog sax ah iyo falanqeyn ka helaan.
• Inaan soo gudbino waaqica saxda ah ee kajira ciyaraha puntland.
* follow nasoo dhaha sxpyal
👉 Ka mid noqo bulshada taageerayaasha, nala soco ciyaaraha, oo had iyo jeer halkaan ka hel xog xaqiiqo ku salaysan !
page