Ciidanka mucaaradka oo gacanta kusoo dhigay mid kamid ah xubnaha Lafta Gareen aad ugu dhow, isagoo ku sugan gurigiisa.
Abdulkadir Page
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
Taliye abdirahmaaan nishow oo kamid ah taliyaasha ugu adag ee kasoo horjeeday Lafta Gareen ayaa shacabka kuso dhaweyen afar irdooodka.
Wararkii u danbeeyey Baydhabo oo ciidanka DFS ay galeen & KGS oo guulo sheeganaysa.
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo baydhabo Soo Garay
Poland ayaa kala soo baxday saldhigyada NATO ee ku yaalay Ciraaq , ciidanka ka socday ee qaybta ka ahaa isbahaysiga NATO, xilli inta badan dalalka Yurub ay billaabeen inay la soo baxaan ciidankii ka joogay bariga dhexe , xilli isbeddelo laga filayo duullaanka Mareykanka,Israa’iil iyo xulafadooda ee ka dhanka ah Iiraan.
Maanta, dadweyne badan oo reer Iran ah ayaa soo gaaray dekedda Ganaveh, iyagoo isku diyaarinaya inay tagaan Jasiiradda Kharg si ay u difaacaan ka dib hanjabaadaha Trump ee jasiiradda.
Sidoo kale iiraan ayaa halkaas u daabushay ciidan gaaraya 20 kun Comandos ah, waxaa ka qodan Godad gaaraya 5000 mitir isku xiriirsan 8km ka kooban tahay jasiiradu lagana ilaaliyo shidaalka sidoo kale dhul waynaha iiraan ayay u jirta 22 KM halkaas waxaa ku xiran gantaalo Hypersonic oo difaac u ah jasiiradaas.
Dadka iiraan cabsi ma baqaan bal ka warran jasiiradda 8km ah ayaa la aadayaa si loo difaaco kuwa ka waalan ayuu gacanta u galay.
15/03/2026
Diyaarada B-1 Lancer ee Americanku leeyahay waxaa lagu raraa gantaalo waxayna ku socotaa Iiraan iyadoo ka timid Ingiriiska duqeyn.
Sawirka: AFP
Jimco 13 March 2026🎥 Daawo: Dadka reer Tehran, caasimadda Iran, ayaa waddooyinka u soo baxay iyagoo taageeraya dowladda, xilli ay socdaan duqeymo ay fulinayaan United States YHD.
Waa muuqaal u quus gooyey dalalkii carbeed ee isku halaynayey in maraykanku difaacidoono si ay uga badbaadaan gantaalada iyo diyaaraha is wada ee Wadaada Iran 🇮🇷, Maraykankan ayaa wadanka Ciraaq kala baxay intii ugu hartay gantaaladii iyo raadaaradii ay wadanka iran ka burburiyeen, isaga oo ula cararay dhankaa iyo wadanka Syria si ay ugu badbaadaan gacanta wadaada Iran...
Waa Madaxweynaha Iiraan, gabadha la socota waa Hab-maamuuska Madaxtooyada. Wasiirka Arrimaha Dibadda oo asagu markaan diblomaaisyaddii inta u kaadsaday, warbaahinta xooga saaray ayaa asna la socda.
Jen, Mohsen Darrebaghi oo kamid ahaa saraakiisha sare ee ciidanka Ilaalada Kacaan, qeybtooda cirka ayaa lagu dilay duqeyn ay fuliyeen Huwanta US/ISRL ee weerartay Iran.
Mohsen ayaa kamid ahaa xubnaha foolaadka ah ee dagaalka Cirka sida weyn ugu sheeganaa, sida ay sheegtay wakaalada Wararka ee Iran.
Madaxweynaha puntland oo hada Muuqaalkan so dhigay ayaa sidaan Sheegay
"Waxaan u taaganahay illaalinta Midnimada Soomaaliyeed iyo Dastuurka Federaalka ah ee lagu heshiiyay 2012-kii"
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Garowe