Dalu Sports

Dalu Sports

Share

Waa bogg ka hadla arimaha ciyaaraha iyo dhacdooyinka ka dhaca kubada cagta. taasoo hab maqal iyo muu

06/01/2025

Amad Diallo ayaa ku yiri sidan 🤫 Andy Robertson.

Photos from Dalu Sports's post 05/01/2025

Manchester United kuma aysan badinin Anfield tan iyo 2016 rikoorkooda waligiis waa mid xun 💀

31/12/2024

CHAMPIONS GOBOLKA NUGAAL

31/12/2024



G. NUGAAL 4:2 G. BARI

TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLADA PUNTLAND.

NUGAAL CHAMPIONS 🏆

31/12/2024

DAY

TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLLADA 2024

KULANKA FINALKA GALABTA:

⚽️ G.NUGAAL 🆚️ G.BARI

🥅MIRE AWAARE STADIUM

⏰️2:30 PM

28/12/2024


G. Bari 2:2 G. Karkaar

BARI FINAL
TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND.

Final Bari Vs Nugaal

28/12/2024

Saadaali kulanka Semi-Finalka G-Bari vs G-Karkaar.

Gobolkee Final u bixi doona galabta?

28/12/2024

G. NUGAAL waxuu sugayaa Labada Gobol ee iyo kii soo baxa.

Dalu Sports

27/12/2024



G. NUGAAL 2:2 G. MUDUG

PENALTIES NUGAAL (4 : 3) MUDUG.

NUGAAL FINAL

TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND

27/12/2024

Kulanka Galabta labada kooxood.

G NUGAAL Vs G MUDUG.

🏆Koobka: Tartanka Gobolada Puntland Cup-Semifinal.

🏟Garoonka: Mire Awaare.

📅Taariikhda: 2024/12/27

⏰Waqtiga: 03:30PM Xilliga Geeska Africa.

Live Stream waxaad si toosa uga daawan doontaan Dalu Sports

26/12/2024

Qiimaha daawashada ciyaarta Mudug iyo Nugaal ayaa la kordhiyay, waxaana tigidka lagu gadanayaa lacag dhan $1.5.

Maka mid tahay dadka daawanaya ciyaarta ?

25/12/2024

Full Time: Bari 1:0 mudug
Tartanka kubadda cagta gobollada Puntland 2024 ||

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Garowe