Ma leedahay saaxiibo sidaan kuugu ciyaara goobta shaqada 😂😇
Bright Somali Future
Qof baahan gob ma ahan ! Hadraawi AUN
Ilmaha saaj ku Kora waxa uu noqdaa mid dareen liita oo doonistiisa iyo rebitaankiisu khalkhal galo
10/11/2022
Be careful with whom you trust.
Because not everyone is your friend.💔
10/11/2022
Ta kaliya ee aan lagu baran jaamacadaha iyo aqoonta sare ayaa ah sida nolosh iyo bey'ada aad ula dhaqmeyso taas oo furi karta xiri kartana dhammaan hillinada aad ku heli karto aqoonta.
.
♥️🥀
10/11/2022
Guurso nin ku jecel in ka badan inta aad isaga aad jeceshahay.
Hooyaday ayaa mar ay igu tidhi “Markaad ninka gacanta qabato oo uu qalbigaaga garaaco oo uu ku dareensiiyo farxad dhawaal ah iyo rayrayn horraan ah, ka bax ninkaas qalbigiisa iyo gacantiisa. Isagu maaha ninka adiga ku dhaqi kara Haddii aad nin gacantiisa qabato oo uu ku dareensiiyo diirranaan, badbaado iyo ammaan, jacayl xushmad ku dhisan qabso isaga. kaasi waa kaagii☝🏻❤️
xalaashu waa macaan leh qurux iyo dhaqan wanaagsan In Shaa Allaah.🥹♥️
qiso aad u cajiib ah/ ha isku dayin inaad la mid noqoto ninkaan oo kale
07/08/2022
Axkaamta saxda ah ee salaadda ❤✅
04/08/2022
QURUXDA IYO FAA'IIDADA ISLAAMKA.
Si ka duwan diimaha kale, Islaamka laguma magacaabin aasaasihii iyo beesha u talisa. Islaamku waa magac sifo ah oo tilmaamaya addeecidda Ilaaha Caalamka abuuray. Quruxdeeda ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in ay qirto kaamilka, weynaanta, iyo gaarnimada Eebbe oo dhan iyada oo aan haba yaraatee wax tanaasul ah lahayn. Tani waxay ka muuqataa diinta Islaamka ee suuban ee sifooyinkiisa.
Ilaah waa mid keliya oo gaar ah:
Ilaahay lama wadaago, cid la siman iyo cid la tartanta toona ma jiro.
Ilaahay ma laha aabbe, hooyo, wiilal, gabdho iyo xaasas toona.
Alle kaliya ayaa mudan in la caabudo.
Eebbana waa awood badane.
Adeecida Eebbe ma kordhiso awoodiisa, caasinimaduna ma dhimayso awoodiisa.
Ilaah baa ugu sarreeya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Garowe