Abdikadir Jookar

Abdikadir Jookar

Share

Garsoore Soomaliyeed Gaar ahaan Heer Puntland 🟨🟥 #Referee

Photos from Abdikadir Jookar's post 16/09/2025

Koobka Degmooyinka Gobolka Nugaal.

Deg. Garowe vs Deg. Burtinle

10/09/2025

Match Day🫡

Koobka Degmooyinka Gobolka Nugaal

D.Eyl Vs D.Burtinle

02/09/2025

Warbixin: Arrinta Marc Guehi iyo mustaqbalkiisa Crystal Palace

Tababaraha Crystal Palace Oliver Glasner ayaa ku hanjabay inuu iska casilayo shaqadiisa haddii kooxda ay iibiso daafaca dhexe Marc Guehi iyadoo aan la helin beddel heer sare ah.

Guehi ayaa dhammeystiray baadhitaankiisii caafimaad ee Liverpool, wuxuuna ku dhowaa inuu saxiixo heshiis rasmi ah, hase yeeshee wadaxaajoodyadii ugu dambeeyay ayaa fashilmay, taasoo keentay in heshiiska la joojiyo.

Si beddel ugu noqdo Guehi, Palace waxay la heshiisay daafaca reer Brazil Igor, kaasoo isna maray baadhitaanka caafimaadka kooxda. Si kastaba, Igor ugu dambeyn wuxuu ku biiray West Ham United kadib markii ay kooxdu ku guuleysatay inay ka qaadato Palace daqiiqadihii ugu dambeeyay.

Tababare Glasner ayaa maamulka u caddeeyay inuusan aqbalayn in Guehi la iibiyo iyadoo aan lagu beddelin ciyaaryahan cusub oo tayo leh, isagoo ku hanjabay inuu shaqada ka tagi doono haddii arrintaasi dhacdo.

Dhanka kale, Guehi ayaa la sheegay inuu aad uga niyad jabay fashilka heshiiska Liverpool, maadaama uu jeclaa ku biirista kooxdaas. Sidaas darteed, daafaca 24-jirka ah ayaa go’aansaday inuusan saxiixin heshiis cusub, waxaana uu kooxda kaga tegi doonaa xor ah marka uu dhammaado qandaraaskiisa 2026.

Jookar

17/08/2025

Kubadan waxa la diiday Kulan u dhaxeeya Crystal palace iyo Chelsea sababta loo diiday ayaana ah in Ciyaartoyda Weerarka ah ay 1Mittir u jirsanayan bareelaha hadii ay uga so dhawaadan ama Carqaleedayan Ciyaartowda waxa laga dhigayaa Laad aan toosneyn (Indirect Free kick) hadii ay Goal taheyna waa la diidaya sida Caawa dhacday. Sharciga ka akhriso Qaybta Commentiga👇

Photos from Abdikadir Jookar's post 31/12/2024

🖤

Photos from Abdikadir Jookar's post 15/08/2024

Match❤️

15/08/2024

Mire swaare Stadium

Photos from Abdikadir Jookar's post 14/04/2024

Team❤️

Abdale Sheekha
Garsoore Shibili

01/02/2024

Waxa sawirka igu wehliya

Garsoore Dalmar abdiwahaab
Garsoore Abdale Sheekha

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Garowe