01/11/2021
Cristiano Ronaldo:Waa ciyaaryahankii ugu da'weynaa ee goal ka dhaliya goalna cawiya kullan premier league kadib "Dedier Drogba".
Labaduba waxay sa ku sameyen kooxda Tottenham iyago jira da'da 36sano267maalmood.
⚽️
25/05/2021
-Nugaal-puntland-Somaliya
04/12/2020
Wasaarada warfaafinta isgaarsiinta puntland oo amar siisay shirkadaha golis iyo somtel, in 5/12/2020 malita sabtida wixi kabilabma $1dollar wax kayar aan la isugu diri karin Adega sahal &E-dahab.
Fadlan:like&share
29/11/2020
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramacad oo saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan.
Ujeedka ciidamadaan ay utagayaan baladweyn ayaan la ogeen balse waxaa maalmihii udambeeyay Baladweyn kajiray dhaqdhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeda kaas oo u dhaxeeya ciidamo taabacsan generaal lagu magacaabo Xuud iyo ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan Baladweyn.
Sarkaalkaan ayaa la sheegay in uu kasoo horjeedo doorashadii ka dhacday Jowhar taas uu kusoo baxay Cali Guudlaawe.
24/11/2020
Macallinka xulka kubada cagta puntland oo soo saaray magacyada ciyaartoyda puntland uga qayb-galaya koobka Dawlad-goboleedyada soomaaliya.
23/11/2020
Gabi ahaanba degmada xaafuun waxa go'ay khadadka talefonka
Kadib robab dabaylo wata oo saacadihi lasoo dhaafay ka da'yay degmadaasi.