23/12/2021
Teamka facawayn FC Ajax o top four ka soo gashay waxan idin rajayn guulo intan Ka wawayn force ajax
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FC Ajax garowe, Sports Team, alhuda, Garowe.
23/12/2021
Teamka facawayn FC Ajax o top four ka soo gashay waxan idin rajayn guulo intan Ka wawayn force ajax
23/12/2021
Magacisu wa c.lahi maxamed o lagu naanayso (qalayre) .
Wa player kamid ah Kuwa ugu samayta badan heerka 3aad e gobolka nugaal .
Qalayre wa xidig Ku Cana goal dhlinta hdi ad isaga dawatid kubadisa wa niyada Ku so dhacay plyerki wayna CR7 adiga o lamel dhigaya xidiga .
Wa player ay jecel yihin tageraysha teamka Ajax .
Wa xidig laf dhabar u ah teamka Ajax wa mashin goal dhilined wa xidig u saxib ah gusha .
Qalayre wa player neceb guuldarada wxu can Ku yahy in u Ku dhelo labidisa lugood .
Xidigan an marnaba is dhibin si adagna ugu shaqeya garonka gudihisa .
Qalayre wa player ialhy siyey akhalaq wa xidg xushmeya teamka kaso horjeeda .
Hadi ad garon lagshay ama ad dawatay wax noga sheeg xidigan wxu Ku can Ku yahy.
Wa billahi towfiiq