Kulan saaxiibtinimo oo u dhaxeeya kooxdeena DANAB FC iyo dhigeenna 👏
DANAB FC
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DANAB FC, Sports Team, Garowe.
Laacibka kooxda DANAB FC 🤍💚
08/12/2025
Waxay saakay kooxdu soo dhawayn usamaysay ay qaa'id h**e ee kooxda ka tirsanaa waxaana usameeyay Gudoomiyaha kooxda Engr Teedhi Iiman Cagay ,gudoomiye kuxigeenka kooxda Hussein Caalcaad Hassan iyo macalin kooxda Mohamud Sulayman Captainkii Ugu h**eeyay ahaana ilaahay ka sokow ninka keenay Kooxda Heer seira A isaga iyo xertiisii Al qaa'id Captaino Shaakir Caalcad Guulayso waayo badan🦁
28/09/2024
🚨RASMI
Kooxda W.maaliyadda FC ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28/9/2024 ayaa si Rashmi ah ula soo wareegtay Cabdirixman Burhaan Axmed [BILIBILI]
📝
27/09/2024
🚨RASMI
Kooxda W.maaliyadda FC ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/9/2024 ayaa si Rashmi ah ula soo wareegtay Axmed faarax jaamac [Ustaadka]
📝
06/05/2024
Ku: Gud. Dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka nugaal
Ku: xiriirka kubadda cagta puntland
0g: Gudiga sare ee kooda W/maaliyadda
Ujeeddo: fasaxid iyo magacaabid macalin
Kooxda W/Maaliyadda waxay Fasaxday macalin cabdirisaaq guhaad (kadare) waxayna kooxda macalinka cusub u magacowday marka ay la tashi la sameysay guddiga sare kooxda iyo marka ay aragtay kooxdu in ay guuldarrooyin qaraar ah ay kala kulantay labadi game ay ciyaartay waxa Rooble Sharaxaaye loo magacaaabey macalinka cusub kooxda W/Maaliyadda.
Waxaan farayaa dhamaan cida ay khusayso in ay sidaas u ogaadaan go’aamada kooxda .
Heshiiskan wuxu dhaqan galaya marka uu saxiixo gudoomiyaha kooxda wuuna saxiixay.
Gudoomiyaha W/Maaliyadda
shar-maarke cabdirixmaan guure
03/05/2024
Beri inshallah waxaan dheelaynaa kulankii koowaad ee horyaalka puntland Rabbi ha naga dhigo kuwii guulaysta🙏
W/Maaliyadda VS Garowe City
⛳️MireAwaare
🚨3:30
22/04/2024
Waxaa kooxda wasaaradda maaliyaddu u magacowday macalinka 1aad ee kooxda macalin Cabdirisaaq Guhaad Xasan ( kadare )
22/04/2024
Waxaa kooxda W.maaliyada heshiis rasmiya la gaartay ciyaar yahanka heer caalami ee Mohamed cabdikariin cali (Guray)
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Garowe