24/08/2019
Mata" U ciyaarista kooxdan Manchester United, Waa wax aad ugu muhiimsan mustaqbal ciyaareedka ciyaaryahanka,Taasi waa sida dhabta. Ciyaartoy badan ma awoodaan inay yiraahdaan 'Waxaan u ciyaaray Manchester United'.
" Waxaan halkaas joogay Manchester lix, todobo ilaa sideed sano, Taasi waa mudnaan gaar ah, Markii aan yaraa oo ku sugnaa Spain, Kaliyah waxaan waligay doonayay inaan noqdo ciyaar yahan caalami ah oo kubada cagta ah.
" Haatan waxaan joogaa koox ay usoo wada ciyaareen David Beckham, Ryan Giggs, Paul Scholes iyo Eric Cantona".
True Gentleman😍 Juan Mata
23/08/2019
Rajada Dhalinyaro Badan ayaa Ku tiirsan Wiilashaan yaryar Waxaa Rajeenayaa Ineey Naga Farxi Doonaan ❤
23/08/2019
Scott McTominay ayaa la rajeynayaa inoo beri safto kulankiisii 50aad ee naadiga Manchester United tartamada oo dhan •
23/08/2019
Shax Baal dahaba kagashey taariikhda Kubada Cagta, Sir Alex Ferguson Ayaa Shaxdan kaga hortabey kooxda Arsenal, Isagoo soo safey 7-Ciyaar yahan Oo difaac Misana 2-0 Ku garaacay Arsenal 👌 😂
Waa Kulan Ka tirsanaa Kooxba FA Cup ka Sanadkii 2011-Kii Mention Soo dheh Arsenal Fans, Arintan Wax haynooga Sheegaane
23/08/2019
Maanta oo kale 2003. Ruud Van Nistelrooy ayaa Premier League ka dhaliyay 10 kulan oo xariir ah, waana rikoor la jebin waayay ilaa iyo 2015 🔥👑
23/08/2019
Waatan Sababta Greenwood, Gomes, Chong iyo Garner loogu soo dalacsiiyay Kooxda Koowaad Ee Manchester United's :
🔴Angel Gomes:
🏟 52 games
⚽ 23 goals
🅰 12 assists
🔴Tahith Chong:
🏟 54 games
⚽ 19 goals
🅰 21 assists
🔴Mason Greenwood:
🏟 45 games
⚽ 47 goals
🅰 13 assists
🔴James Garner:
🏟 57 games
⚽ 9 goals
🅰 6 assists
Welcome to the big leagues, boys. 🔴
23/08/2019
MANCHESTER UNITED 🆚 CRYSTAL PALACE
🏆Tartanka: Premier League
🏟Garoonka: Old Traford Stadium
👤Garsorka: Paul Tierney
📆Tariikhda: 24 August 2019
⏰Saacada: 5:00 PM Galabnimo
Sooqor Saadashada kulankan, Man United Miyay wada guusha kusoo laaban doontaa Mise Markale ayaa taako loo dhigi doonaa kooxda Macalin Ole Gunner Solskjear uu hogaamiyo ❓
FIKIRKAGA KA DHIIBO
Like ✅ Invite ✅ Share ✅ Mention ✅ Comment ✅
23/08/2019
Shirkiisii jaraa'id ee ciyaarta ka hor, Ole wuxuu yiri:
“Diogo wuu dhaawacmay, muddo yar ayuu maqnaan doonaa, waxaan rajeynayaa inuu soo laaban doono [ciyaaraha] ka danbeeya fasaxa caalamiga ah"
Wuxuu qabay dhibaatadaas dhowr toddobaad.
23/08/2019
12 Seasons 18 trophies MechaL Carrick 🔥
22/08/2019
Manchester United oo bartilmaamed ka dhiganeysa suuqa kala iibsiga bisha Janaayo Jadon Sancho.
The Sun ayaa sheegaysa in United ay ka dhigtay xiddiga garabka uga ciyaara Borussia Dortmund Asagoo ku imaanaya 100 milyan oo lacagta Ingriis-ka Ah 🔥