26/12/2025
Jimce iyo Jimicsi iyo Jawigii Mirre Aware Halkaasan ayaa Galabta Inoo Balan ah dhamaanba Bahda Daryeel Deegaan Fc
KUSOO DHAWOOW PAGE-KA KOOXDA DARYEEL DEEGAN
26/12/2025
Jimce iyo Jimicsi iyo Jawigii Mirre Aware Halkaasan ayaa Galabta Inoo Balan ah dhamaanba Bahda Daryeel Deegaan Fc
13/12/2025
Friendly Match
Mirre Aware studium
Daryeel Deegaan FC vs Danab Fc
Full time 1 : 1
Hadal Kooban Uu Jeediyey Gudoomiyaha Kooxda Daryeel Deegaan_FC Zakarie Osman Mohamud ayaa Madasha kaga Dhawaaqay In Ay la shaqayn Doonan Maamulka Dhalinyarada iyo Cayaaraha G. Nugaal Iyo Bahda Xidhiidkaba Iyadoo uu Ku Daray Intaas In La soo Celinayo Meeqamka Kooxda Ee Gobalka.
Iyadoo Loo marayo Tayaynta ugu wanaagsan.
Gudoomiye zakariye ayaa Bogaadin U diray Ciyaartoyda kooxda Oo Ka dhex Muuqday Tartamadii Ugu Danbeyey Ay Ka Qayb Galeen guulo waawayna Ka Gaaray .
Hadal Kooban Uu Madasha ka Jeediyey Maasul ka Socday Shirkada Daryeel Deegaan - Garowe
01/11/2025
WARBIXIN
Madal Ka Dhacday Xafiiska Maamulka Dhalinyarada iyo Cayaaraha G. Nugaal Ayna Goob Joog Ahaayen Gudoomiya Ciyaaraha Gobalka Nugaal Iyo Maamulka Kooxda iyo Maamulka Shirkada Daryeel Deegaan - Garowe Iyadoona Uu Goon Joog Ka ahaa Madaxa Tartamada Xiriirka Sicid Hassan abdi Ayaa Lagu soo Bandhigay Heshiiska Kooxda oo Dib Loo cusboonaysiyey .
Iyadoo kooxdu Markii Horeba Ku dheeli Jirtay Magaca Shirkada hadana Loo sameyey Dib u cosboonaysiin.
Waxaa Kaloo Kooxda Loo Diwaan Geliyey Heerka Kowaad Ee kooxaha G.Nugaal maadama Ay buuxisay Sharuudihii Laga Rabay.
Iyadana Kasoo Muuqan Doonta Tartamada Ugu Horeeya Ee Gobalka Laga Qaban Doona iyadoo Lasoo Celinayo Meeqamkii Kooxdu Ku lahayd Saaxada Gobalka .
09/12/2021
FC MILO ๐งก๐งก
08/12/2021
FC MILLO ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ
30/11/2021
FC FC MILLO ๐ช๐ช
26/06/2021
Qoor
Fc milo 1-1 Xalane galkcyo