Ruuxa bini Admiga ah Maskaxdiisu Haday 360° Wareegto wuu Walanaya
Muqaalkaan ila Daawada
Kadibna
Sharma Abdirisak Farah
KUSOO DHOWOW PAGE KAYGA RASMIGA AH
MAHADSANID
11/12/2020
Kusoo dhawow Qarniga 21-aad:
1: Xilli guurka xalaasha ahi qaali yahay sinaduna bilaash tahay.
2: xili adeegga pizza'du ay kahor timaado adeega ambulance'ta.
3: Xili lumista taleefoon'ku uu ka xanuun badanyahay lumista karaamada.
4: xili qofnimada lagu qiimeeyo labiska.
5: Waqti daacadnimadu ay noqotay dhaqanka baadiyaha.
6: waqti ay lacagtu tahay astaanta xornimada, cadaalada iyo sinaanta.
7: Kusoo dhawoow Casrigan madow🖤!
8: Waqti beentu ay tahay naxariis khiyaanaduna tahay caqli, faqriguna yahay ceeb, qaawanaantuna tahay xadaarad.
9: Kusoo dhawow waqti illahay la'aaminsanyahay balse aan cabsiyi jirin.
10: Kuso dhawow waqti aad kuraaxaysanayso inaad dirto heeso iyo muuqaallo qaawan balse aad ciriiri ku dareento inaad aayad quraan ah share garaysid.
11: Kusoo dhawoow maalmihii ugu dambeeyey dunidaan.
Qore : Sharma Abdi
Fadlan Walaal adigoo Mahadsan dheh oo lawadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan ugana Faa'iidaystaan qoraalkan.
Hadaad tahay walaal ku cusub boggan, nagula soo biir si aad ula socoto qormooyin iyo muuqaalo xiiso badan.
24/10/2020
El-Classico Aan ku Sugno
Sawirka koowaad ayuu soo dhigay bartiisa Face book isagoo muujinaya sida uu ugu faraxsanyahay
Wuxuunu kudul qoray: waa markii ugu horreysay ee aan raaco BUS ama GAADHI ay gabdh wado
5 daqiiqo kadib waxa uu soo dhigay sawirkiisa labaad😂😂😂
Page like saar
23/10/2020
Astonvilla 0:3 Leeds
Caruurtaan Kaalin 1 isku Adkeynaya Waa 5ta Kulan ee H**e Kaalmahooda 15aad Ha Adkeystaaan
Wiilkii yaraa ee 's ayaa Ku kala Diray Caruurti madaxa Adkaa Ee Aston Villa
Habeen wacan Shaqa Wacan
23/10/2020
Hala kala Boxo Caawa
Messi❤ Ronaldo😲
17/10/2020
Maxamed Siciid Abdi Oo Loo Yaqaan (Maxamed Bk) Ayaa Gabi Ahaan Fanka Iskaga Baxay, Sida Uu Xaqiijiyay Fanaanka Caanka Ah Ee Nimcaan Hilaac:
Nimcaan Ayaana Bartiisa Facebook Ku Qoray:"Maxamed Bk Waxaan Kugu sagootiyo Ma Aqaan, Fankaa Cidlooday."......Maxamed Bk Ayaa Noqonaya Fanaankii 3aad Ee Fanka Ka Baxay Muddo Bil Ah Gudaheeda.
17/10/2020
🔵⚫️ Inter 0-2 AC Milan 🔴⚫️
Inter 0:2 Zlatan Ibrahimovic
17/10/2020
Everton galabta haday ka badiso liverpool taariikhda markii ugu horaysay bay noqon oo ay 5 ta kulan ee ugu horysa
Badiso horyaalka Egland
16/10/2020
Berri shawga uu james goodison park ku qaban doono yuusan ku dhaafin 🤣
16/10/2020
Mason green wood ayaa la filayaa inuu no 9 ahaan ugusoo bilaaban doono berri
Ciyaarta kooxdiisu u safri doonto kooxda Newcastle si uu bedel ugu noqdo martial oo ganaax ku maqan 🔥
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Garowe