Sharma Abdirisak Farah

Sharma Abdirisak Farah

Share

KUSOO DHOWOW PAGE KAYGA RASMIGA AH


MAHADSANID

11/12/2020

Ruuxa bini Admiga ah Maskaxdiisu Haday 360° Wareegto wuu Walanaya
Muqaalkaan ila Daawada

Kadibna

11/12/2020

Kusoo dhawow Qarniga 21-aad:

1: Xilli guurka xalaasha ahi qaali yahay sinaduna bilaash tahay.

2: xili adeegga pizza'du ay kahor timaado adeega ambulance'ta.

3: Xili lumista taleefoon'ku uu ka xanuun badanyahay lumista karaamada.

4: xili qofnimada lagu qiimeeyo labiska.

5: Waqti daacadnimadu ay noqotay dhaqanka baadiyaha.

6: waqti ay lacagtu tahay astaanta xornimada, cadaalada iyo sinaanta.

7: Kusoo dhawoow Casrigan madow🖤!

8: Waqti beentu ay tahay naxariis khiyaanaduna tahay caqli, faqriguna yahay ceeb, qaawanaantuna tahay xadaarad.

9: Kusoo dhawow waqti illahay la'aaminsanyahay balse aan cabsiyi jirin.

10: Kuso dhawow waqti aad kuraaxaysanayso inaad dirto heeso iyo muuqaallo qaawan balse aad ciriiri ku dareento inaad aayad quraan ah share garaysid.

11: Kusoo dhawoow maalmihii ugu dambeeyey dunidaan.

Qore : Sharma Abdi

Fadlan Walaal adigoo Mahadsan dheh oo lawadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan ugana Faa'iidaystaan qoraalkan.

Hadaad tahay walaal ku cusub boggan, nagula soo biir si aad ula socoto qormooyin iyo muuqaalo xiiso badan.

24/10/2020

El-Classico Aan ku Sugno

Sawirka koowaad ayuu soo dhigay bartiisa Face book isagoo muujinaya sida uu ugu faraxsanyahay
Wuxuunu kudul qoray: waa markii ugu horreysay ee aan raaco BUS ama GAADHI ay gabdh wado
5 daqiiqo kadib waxa uu soo dhigay sawirkiisa labaad😂😂😂

Page like saar

23/10/2020

Astonvilla 0:3 Leeds
Caruurtaan Kaalin 1 isku Adkeynaya Waa 5ta Kulan ee H**e Kaalmahooda 15aad Ha Adkeystaaan
Wiilkii yaraa ee 's ayaa Ku kala Diray Caruurti madaxa Adkaa Ee Aston Villa
Habeen wacan Shaqa Wacan

23/10/2020

Hala kala Boxo Caawa
Messi❤ Ronaldo😲

17/10/2020

Maxamed Siciid Abdi Oo Loo Yaqaan (Maxamed Bk) Ayaa Gabi Ahaan Fanka Iskaga Baxay, Sida Uu Xaqiijiyay Fanaanka Caanka Ah Ee Nimcaan Hilaac:

Nimcaan Ayaana Bartiisa Facebook Ku Qoray:"Maxamed Bk Waxaan Kugu sagootiyo Ma Aqaan, Fankaa Cidlooday."......Maxamed Bk Ayaa Noqonaya Fanaankii 3aad Ee Fanka Ka Baxay Muddo Bil Ah Gudaheeda.

17/10/2020

🔵⚫️ Inter 0-2 AC Milan 🔴⚫️

Inter 0:2 Zlatan Ibrahimovic

17/10/2020

Everton galabta haday ka badiso liverpool taariikhda markii ugu horaysay bay noqon oo ay 5 ta kulan ee ugu horysa

Badiso horyaalka Egland

16/10/2020

Berri shawga uu james goodison park ku qaban doono yuusan ku dhaafin 🤣

16/10/2020

Mason green wood ayaa la filayaa inuu no 9 ahaan ugusoo bilaaban doono berri

Ciyaarta kooxdiisu u safri doonto kooxda Newcastle si uu bedel ugu noqdo martial oo ganaax ku maqan 🔥

16/10/2020

16 sano ka hor Manta oo kale kubada cagta ayaa heshay Wiil yar oo reer Argentine ah oo la yiraahdo Lionel Messi balse aan Wax badan laga Garanayn Wakhtigaas.
Oktoobar 16 2004, Frank Rijkaard, oo ahaa tababarihii FC Barcelona ee waqtigaas,Frank ayaa waxa aad usoo jiidatay mucjiso yar intii lagu jiray kulankii Barcelona. Da'diisu waxay ahyd 17 sano, 3 bilood iyo 22 maalmood,
Lionel Messi wuxuu badalay Deco daqiiqadii 82aad ee ciyaarta wuxuuna ciyaaray daqiiqadihiisii ​​ugu horeeyay ee ciyaarta .
Lionel wuxuu xirtay nambarka 30, isagoo ku daray lambarrada maaliyadda labadiisa saaxiib Ronaldinho iyo Deco. Lio inkastoo ay habeenkaas u ahyd Habeen Khaas ah Hadana Ma uusan dhalin wax goal ah habeenkaas. Waxay ahayd inuu sugo ilaa ciyaartii ugu dambeysay ee xilli ciyaareedka inuu ka furo koontadiisa Barça. 🔥
?

16/10/2020

Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in kevin Debruyne uu seegi doono kulanka berri

Kooxdiisa man city la ciyaari doonto kooxda Arsenal 🔥🔥🔥

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Qardho
Garowe