02/06/2026
Every Story Has the Power to Inspire Change.
SiHub MediaLab
Ma haysaa sheeko mudan in la maqlo?
Sheeko ku saabsan hal-abuurkaaga, saameynta isbeddelka tiknoolajiyadda, ganacsigaaga, ama fursadaha iyo caqabadaha aad ka baratay?
SiHub MediaLab
Your Story. Your Impact.
WhatsApp: 0619536971
27/05/2026
Ciid Mubaarak
Somali Innovation Hub (SIHUB) waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.
Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo waarta inaad ku ciidan.
Ciid wanaagsan dhammaantiin.
23/05/2026
Successfully completed the Youth ED4AI Training Program in Muqdisho. Congratulations to all participants for earning their certificates and strengthening their AI & digital innovation skills for the future.
Diyaarinta dhalinyarada ee ka faa'iidaysiga fursadaha isbedalka teknoloojiyadda.
17/05/2026
Tababarka Xoojinta Aqoonta dhalinyarada ee Dhigitalka iyo Fursadaha AI, ( Artificial Intelligence)
ee waxbarashada initiative ee .
Through our initiative, youth are gaining practical knowledge to shape Somalia’s digital future and create inclusive opportunities for communities.