Celebrating my 4th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉
Ibnu xiyo cabdilaahi
Flowing iyo share intaasuun halagaa hello
Muuse roobke
Waaryaa masalaha kudilay
Xafiiskee lagasoo qaaaday kursigan
Taliyaha ciidanka qaranka somaliland
Wajaale
Muqdisho
Òlolihii doorashada oo bilaabmaya
16/04/2023
Alle ha u naxariiste waxa Caawa Cusbitaalka guud ee Magaalada ku geeriyooday Sheekh Maxamuud Maxamed Suufi, Wasiirkii H**e ee Diinta iyo Awqaafta Somaliland.
Sheekh Suufi ayaa ka mid ahaa Culimada waawayn ee Somalialnd, Geerida Sheekha AHUN waxa ii xaqiijiyay hada Mareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood.
Sheekha Ayaa Soo saaray Culimo badan oo Cilmiga Tafsiirka Quraanka uu baray oo uu ka mid yahay Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
Geerida Adeero waxaan ka tacsidaynayaa Eheladii Qarabadii iyo Qaranka JSL gaar ahana bahda culimada ee uu ka tirsanaa AHUN.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Gebiley
XIYODALMAR