01/02/2024
Nuur Yare Iyo Shaakir Xaaji Waa Laba Ciyaartooy oo Laf Dhabar U Ah Kooxda Dawlada Hoose Ee Gabiley Waxaanay Kasoo Muuqan doonaana Dhawaan Horyaalka Horyaalada Somaliland Ee Barbera Ka Furmi Doona.
🙏
31/01/2024
Mid Kamid Ah Difaacyadii Ugu Shubsanaa Horyaalkii A da Gabiley Oo Maanta Berbera U Amba Baxay Isagoo Xidhan Maaliyada Dawlada Hoose Ee Gabiley.
28/01/2024
Naadiga ku ciyaara magaca Baanka Gabiley ayaa sanadkan wacdaro ka dhigaya horyaalka heerka 2aad ee Gobalka Gabiley waxaanay kaalinta 1aad ka dambeeyaan kooxda Haysa Hogaanka laba dhibcood oo kaliya kulana uu baaqi u yahay.
Stay Proud ❤️🙏
27/12/2023
Maamulka Iyo Macalimiinta Kooxda Ku Ciyaarta Magaca Baanka Gabiley Ee Heerka 2aad Waxay Si Dhow Ula Socdaan Arimaha Ka Dhex Aloosan Xidhiidhka Gobalka Gabiley Iyo Kooxaha Ku Tartamaya Heerka 2aad Ee Gabiley, Maamulka Iyo Macalimiintuna Waxay Go,aan Ka Soo Saari Doonaan Wixii Khuseeya Ee Danaha Kooxda Ah Ee Ka Khuseeya Arimaha Tartanka.
Wabilaahi Tawfiiq