LUG IYO LAYDH

LUG IYO LAYDH

Share

Social Activist

Photos from LUG IYO LAYDH's post 11/10/2021

Xuska Maalinta caafimaadka Maanka oo Lug iyo Laydh kaga qayb gashay lug.

08/10/2021

Kaalay oo nala lugee maalinta caalamiga ee ah "World mental health day" . Lugtu waxay ka bilaamayaa Gabiley gaar ahaan xarunta kuwayt ee agoomaha maalinta Axada ee bishu tahay October, 10, 2021 saacaduna tahay 4:30pm Galabnimo. Waxaa halkaa ku diyaar garankaad ku lugayn lahayd.


04/07/2021

Lug iyo Laydh oo ka bilaamay Edmonton,Alberta, Canada

24/12/2020

Bari Lug iyo Laydh waxay tagayaan Arabsiyo ilaa Dhagax Kuure

Photos from LUG IYO LAYDH's post 18/12/2020

Kooxdii Lug iyo Laydh waxay maanta lug ku gaadheen Kalabaydh ilaa Wajaale. Waxay u luguuyeen 19km oo ay ku qaadatay 3 saacadood.

Kooxda Lug iyo Laydh waxay u mahadcelinayaan Qudus Fast Food oo maanta dhiirigalin u sameeyay kooxda.

Mahadsanidiin

Lug iyo Laydh

16/12/2020

Jimcaha qaybta Raggu waxay u lugaynayaan Kalabaydh ilaa Wajaale. Cidii diyaar ah soo dhawaada oo nagu soo biira.

Mahadsanidiin

Lug iyo Laydh

16/12/2020

TALO SOOJEEDIN CAAFIMAAD

Si loo ilaaloyo badqabka cafimaad ee qof welba oo ka qayb qaadanaya barnaamijka lug iyo laydh, waxaan soo jeedinaynaa qodobadan hoos ku xusan:-

1. In qof welba oo ka qayb qaadanaya barnaamijka uu shaybaadh cafimaad sameeyo.( Voluntary)

2. Dadka qaba xanuunada la nool qofka sida macaanka iyo wadne xanuunka in uu la socda xaliidasa cafimaad, waayo mararka qaar waxa dhici karta dadka macaanka qaba in ay hoos u dhacdo sonkorta jidhka (hypoglycemic state),taas oo qofka gelin karta xaalad degdeg ah, sidaas awgeed wa in uu qofku sitaa marka ugu yartahay wax sonkortiisa kor u qaadi kara sida nacnac ama sharaab.

3. Waa in qof welba xidhaa wax ka celin kara qoraxda sida Koofiyad, rag iyo dumarba, madaama oo falaaraha qoraxdu ay cafimaad daro keeni karto.

4.. Qof welba waa in uu iska ilaaliyo in uu laamiga dhex lugeeyo, si aanay u iman shil ama waxyeelo uga soo gaadhin gawaadhida wadada maraysa, sidaas awgeed waa in uu qofku masaafad ka fogadaa laamiga.

5. In qof welba sitaa biyo ku filan, madaama qofka lugaynaya loo baahanyahay tobankii daqiiqo in uu biyo cabo. (stay hydrated).

MAHADSANIDIIN

Waaxda Caafimaadka Lug iyo Laydh

Photos from LUG IYO LAYDH's post 14/12/2020

HARGAYSA ILA GABILEY
Hadi

14/12/2020

Najax oo ka mid ahayd haweenkii maanta ka qayb galay Lug iyo Laydh oo cabirtay sida ay u aragto barnaamijka Lug Iyo Laydh iyo faaidada uu u leeyahay caafimaadka haweenka.

Photos from LUG IYO LAYDH's post 14/12/2020

Lug iyo Laydh oo 21 haween ah ka qayb qaateen Maanta. Haweenkaasi waxay lugeeyeen 10km.

La soco qaar ka mid ah haweenka oo cabiray fikirkooda ku aadan barnaamijka.

Jimcaha soo socds haweenka u baahan in ay ka qayb galaan ha u diyaar garoobaan Lug iyo Laydh 2:00pm duhurnimo.

14/12/2020

Lug iyo Laydh

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gebiley?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Gebiley