09/05/2026
wasaarada ganacsiga iyo dalxiiska g.gabilay wali waan joognaa I.a waan soo labanana anagoo sidii h**e ka fiican wax fiican naga fisha I.a tageerayaasha kooxda ❤️
onkodland gabilay
09/05/2026
wasaarada ganacsiga iyo dalxiiska g.gabilay wali waan joognaa I.a waan soo labanana anagoo sidii h**e ka fiican wax fiican naga fisha I.a tageerayaasha kooxda ❤️
barkhad celebration😆🫡
Aamin lame what a frikich 🤔
jawi🌦👏🤟
30/04/2026
back to the fighting 💪 wasaarada ganacsiga iyo dalxiiska gobolka gabilay👏
28/04/2026
Nagu Soo biira sxbyal follow our page W.ganacsiga Gobolka gabilay ex onkod🔥🙏🏼
27/02/2026
super star 💪
24/02/2026
marka ugu horaysa ilaahaybaa mahad leh marka xigta kooxda wasaarada ganacsiga ex onkod marka xigta macalinkayga nourdin xaashi abdi xasan oo ka dambeeyey ilaahay ka sakaw guushan 14 kulan 10 mach win 3 drow 1 lost waxaad ahayd khaqsiga ka dambeeyey guushas Walaw aanu jecleen inaanu un beaten ku qaadno 90 cisho hogaanka aanu haynay ilaa bilowgii horyaal ilaa dhamaadkisi mcln dadaalka aad na galisay abaal baanu kuugu haynaa waxaan ilaahay kaaga baryana inuu ilaahay abaalkaga jano kuugu badalo❤️🫶
30/01/2026
Amiin Lame super star 🌟 🐐
19/12/2025
relex 🫡❤️🩹