Faaqidaada Ciyaaraha

Faaqidaada Ciyaaraha

Share

waxaad halkan ka helaysaa wararka iyo faaqidaada ciyaaraha

18/04/2023

Liverpool Oo Gaysatay Xasuuq Lix Gool Iyo Maxamed Salah, Jota Gakpo Iyo Darwin Nunez Oo Dib U Helay Bandhigoodii Kubadeed

18/04/2023

Dagaal Rasmi ah ayaa ka dhex bilaabmay maamulka Barcelona iyo kuwa Real madrid kadib hadaladii Maanta Joan laporta uu jeediyay isaga oo ku tilmaamay Madrid koox gacan saar la laheyd nidaamkii Diktaatoorka ee Franco iyaga oo ku tilmaamay Kooxdi Maamulka, Real madrid eedymahaas kamay aamusin ee waxa ay bogooda soo galiyeen muqaal ay ku tafatirayaan cadaawada Franco u hayay Real madrid halka kooxda Barcelona ay gudoonsiisay shahaadoyin iyo abaalmarino kala duwan.

Arintan ayaa sii holcinaysa khilaafka labada kooxood inkastoo ay heshiis ku yihiin tartanka super league hadana xidhiidhka labada kooxood ayaa sii xumaaday laga bilaabo markii Real madrid ay ku biirtay Dhinacyada Barcelona ku eedeeyay kiiska Nigrera.

17/04/2023

Waa habeen kale oo kamid ah habeenada xasuuqa Liverpool iyagoo markana Leeds ku burbursaday 6-1.

Arnold booskan cusub ee Inverted fullback dhexda so galayo aad ugu so baxaya.

10/07/2022

Canaan waalid waa barako

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Hargeisa