"Olympic Sports Academy – Halka lagu dhiso xirfad, lagu kobciyo kalsooni, laguna abuuro akhlaaq iyo hoggaamiyeyaal mustaqbalka."
Olympic Sports Academy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Olympic Sports Academy, Sports, Salaan Jirfhe Sports Centre, .
Olympic Sports Academy is a sports center designed for children and young people aged 5 to 15, with the goal of developing their sporting skills, physical fitness, and mental growth.
Fun Challenge
Location ka Koodbuur
Golden Olympic Stadium Ex Puma Stadium
Olympic Sports Academy waxay si rasmi ah u shaacinaysaa in diiwaangelintii ardayda cusub ay si habsami leh uga socoto xarumahayaga cusub ee laga furay degmooyinka Ibraahim Koodbuur iyo Maxamuud Haybe.
🔹 Xarunta Degmada Ibraahim Koodbuur:
Khamiis iyo Jimce | Galabnimo: 3:00 PM – 6:00 PM
Fadlan nagala soo xidhiidh lambarka 0634859996 - 0654859996 - 0634422533
Safarku maaha kaliya meesha aad u socoto, waa waayo-aragnimada aad ururinayso.
Taasina waa himiladayada Olympic Sports Academy.
16/07/2026
Our Under-12 & Under-13 Teams 📸 part 1
"Mustaqbalku waa Olympic Sports Academy ! Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno sawirrada kooxahayaga U-12 iyo U-13.
Waxaa farxad ah ciyaartoydayada yaryar ee akademiyadu inay maalin kasta muujinayaan horumar aad u weyn iyo kkbac dhanka farsamada iyo fahamka ciyaarta.
16/07/2026
Our Under-12 & Under-13 Teams 📸 part 2
"Mustaqbalku waa Olympic Sports Academy ! Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno sawirrada kooxahayaga U-12 iyo U-13.
Waxaa farxad ah ciyaartoydayada yaryar ee akademiyadu inay maalin kasta muujinayaan horumar aad u weyn iyo kkbac dhanka farsamada iyo fahamka ciyaarta.
15/07/2026
Our Under-12 & Under-13 Teams 📸 part 3