💚🤍❤️
Olympic Sports Academy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Olympic Sports Academy, Sports, Salaan Jirfhe Sports Centre, .
Olympic Sports Academy is a sports center designed for children and young people aged 5 to 15, with the goal of developing their sporting skills, physical fitness, and mental growth.
15/05/2026
Sawirrada Qaybta 2-aad 📸
Barbaarta Olympic Sports Academy & Xuska 18-ka May 💚🤍❤️
Waxay ahayd maalin qurux badan oo ay barbaarta Olympic Sports Academy si weyn uga qayb qaateen dabaal-degga xuska 18May.
15/05/2026
Sawirrada Qaybta 1-aad 📸
Barbaarta Olympic Sports Academy & Xuska 18-ka May 💚🤍❤️
Waxay ahayd maalin qurux badan oo ay barbaarta Olympic Sports Academy si weyn uga qayb qaateen dabaal-degga xuska 18May.
Tababarkii Caawa Olympic Sports Academy
Tababarkii saaka Olympic Sports Academy
"Olympic Sports umaanu samayn shaqo ahaan" Nageeye
"Olympic Sports Academy Waxay Udhisan Tahay Qaabka Academy-yadaha Caalamka". Sir Fu,aad.
Muuqaalkan kaga bogo sababta loo aas aasay academyga ugu weyn hargaysa ee Olympic Sports Academy
Da’diisu waa yar tahay, laakiin hibadiisu waa mid ka weyn da’diisa. 🌟⚽
Xiddigan yari wuxuu ka mid yahay da"yarka lagu tababaro Olympic Sports Academy.
Kubad la ciyaaristiisa, fahamka ciyaarta iyo kalsoonidiisa garoonka waxay caddeyn u yihiin inuu leeyahay mustaqbal weyn oo ifaya. 🔥👏
Horumarka uu sameynayo maanta waa bilowga safar qurux badan oo uu ku noqon karo ciyaaryahan weyn mustaqbalka Insha Allah.
Keep going champion 💪⚽
Dabbaashadu waa mid ka mid ah ciyaaraha ugu muhiimsan ee kor u qaada caafimaadka, adkaysiga iyo kalsoonida nafta, gaar ahaan carruurta iyo dhalinyarada. 👏💙
Nabigeenna ﷺ wuxuu yiri:
“Bar carruurtiinna dabaasha, fardafuulka iyo toogashada.”
Tani waxay muujinaysaa muhiimadda ay ciyaaruhu u leeyihiin tarbiyadda iyo kobcinta jiilka soo koraya.
Hambalyo dhammaan ubadka iyo macallimiinta academy-ga oo maanta sameeyay xusuus qurux badan
Mustaqbal weyn ayaa idin sugaya Insha Allah 💙🏅