ePrahim Parkhat

ePrahim Parkhat

Share

Sports day �

24/06/2023

🚨 CONFIRMED > Mason Mount

Man United ayaa is kaaga baxday tartankii ee ugu jirtay so xero galinta Mason Mount,

Waxey u badan tahay xidiga inoo sii joogi doono Kooxdiisa madaama lesku fahmi waaye sharuudaha Kala wareejinta Xidigan"

Waxa laga yabaa Mount' hadii oo sii joogo Seasonkan Chelsea in lo kordhin doono mushaarka wiliba la gaarsiin doono into dalbaday sidaasne xidiga oo ku saxiixo qandaraas Cusub"

Taaageere warkan mayahay farxad mise waxaa taagersan tahay fikrada aheed inoo baxo nala wadaag fikiraga

01/04/2023

Arsenal Aya Afar gool ku garacaday Dhigeeda Leeds United Xilli ciyaar yahan muhiimi uso labaty🙌🔥

27/03/2023

SO Qor Hal Balwad Ood Ledahay 🙌⚽️🥺

24/03/2023

CataLoniA 🔵🔴

23/03/2023

Amiin🤲

22/03/2023

RAMADAAN KARIIM DHAMAAN MUSLIMIINTA MEEL KAATOY JOOGAN ❤️

22/03/2023

Kubada cagta Boskee ka ciyaarta❓️

22/03/2023

Ma u Qalmaa 150 MilYan ⚽️😯❓️

03/02/2023

Messi The Real Gout 🧏‍♀️🤷‍♂️🙌

02/02/2023

Joe cancelo ayaa Hal Cawin sameyay Kulankisi ugu horeyay Bayer U safto

Pep .Makula thy Inuu ka Qamamayn donoo Cancelo oo uu Ahaah ku fasaxy

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa